09 May, 2024
1 min read

DEG-DEG: Xulka Qaranka Soomaaliya oo loo Magacaabay Tababare Cusub.

Xidhiidhka kubada cagta Somaliya ayaa maanta si Rasmi ah u magacaabay tababare cusub oo hogaamin doona xulka qaranka Ocean Stars. Xulka Kubada cagta Somaliya ayaa bilaa tababare ahaa tan ilaa markii uu ka tagay tababarihii hore kadib fashilkii u soo bixista koobka qaramada qaarada Africa. Xidhiidhka Somaliya ayaa haatan shaaciyay tababaraha cusub ee hogaamin doona […]