23 Apr, 2024
1 min read

Guardiola: Arsenal waxa ay sannadkan gaari kartaa 100 dhibcood.

MANCHESTER — Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ka digay inay kooxaha kale ku adkaan doonto inay Arsenal kula loollamaan tartanka horyaalka Ingiriiska, waxaana uu sheegay inay ku qaadi karto 100 dhibcood. Arsenal, oo uu maamulo kaaliyihii hore ee Guardiola, Mikel Arteta, ayaa Talaadadii 10 dhibcood ka sarre mari kartay kooxda heysata horyaalka, laakiin waxaa […]

1 min read

In ka badan 4 milyan oo qof oo ka qeybgalay soo dhaweynta ciyaartooyda xulka Argentina.

BUENOS AIRES — Caasimadda Argentina ee Buenos Aires, ku dhawaad 4 milyan oo qof ayaa dabbaaldeg kusoo dhaweeyay ciyaartooyda kusoo guuleystay Koobka Adduunka ee xulka qaranka Kubadda Cagta Argentina, kuwaas oo uu hoggaaminayay halyeygooda Lionel Messi. Ciyaartoyda ku guuleystay finalkii Koobka Adduunka ee Axaddii lagu qabtay Qadar ayaa awoodi waayay inay gaaraan taallada Obelisco ee loo […]

1 min read

Xulka England oo ka huleelay Koobka Adduunka, France oo u gudubtay semi-finals.

Olivier Giroud ayaa dhaliyay goolka guusha ee xulka Faransiiska ee difaacanaya Koobka Adduunka, iyadoo ciyaar xiisa badan ay Faransiisku England ku garaaceen 2-1 kaga badiyeen. Xiddiga Harry Kane ayaa rigoore goor danbe loo dhigay ka qasaariyay xulkiisa. Xulka Faransiiska ayaa wareegga afar dhammaadka la ciyaari doona xulka Morocco oo iyana maanta ka guuleystay xulka Portugal […]

1 min read

Tababaraha xulka Mrorocco: Waan dareensanahay taageerada ay noo muujinayaan Afrikaanka iyo Carabta

Tababaraha xulka qaranka Morocco Walid Rekragui ayaa sheegay inay kooxdiisa ay dareensan tahay taageerada ay u muujinayaan ddaka Afrikaanka ah iyo kuwa Carabta ah xilli maanta ay la dheelayaan xulka Bortuqiiska. Haddii Morocco maanta ay ku gudbaaan ciyaarta Rubac dhammaadka Koobka Addduunka waxay noqanayaan xulkii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo gaara nus dhammaadka. Dhinaca […]

1 min read

Suarez oo diiday in uu raalli gelin ka bixiyo arrintii uu ku sameeyay Kooxda Ghana.

Weerar yahanka xulka qaranka Uruguay, Luis Suarez, ayaa diiday in uu raalligelin ka bixiyo kubbaddii uu gacanta ku qabsaday markii ay kulan ka tirsan Koobka Adduunka la ciyaarayeen xulka Ghana sanadkii 2010. Suarez ayaa garoonka laga saaray ciyaarta oo mareysay daqiiqaddii ugu dambeysay ee waqtiga dheeriga ah. Ghana iyo Uruguay ayaa ku hardamayay Siddeed Dhammaadka […]

1 min read

Koobka Adduunka: Morocco oo guuldarro dul dhigtay Belgium, Costa Rica 1 Japan 0.

DOHA — Xulka Marocco ayaa 2-0 uga badiyay xulka Belgium ciyaar ka tirsaneyd qeybta F ee Koobka Adduunka, waxaana labada gool ee guusha ee dhaliyay Abdelhamid Sabiri iyo Zakaria Aboukhlal Guuldarran ayaa sidoo kale mugdi gelisay rajadii waddanka Belgium uu ka lahaa inuu kasoo baxo qeybtan tiiyo ay jirtay inay ka mid ahaayen xulalka loo saadaaliyay […]