1 min read

Tababaraha xulka Mrorocco: Waan dareensanahay taageerada ay noo muujinayaan Afrikaanka iyo Carabta

Tababaraha xulka qaranka Morocco Walid Rekragui ayaa sheegay inay kooxdiisa ay dareensan tahay taageerada ay u muujinayaan ddaka Afrikaanka ah iyo kuwa Carabta ah xilli maanta ay la dheelayaan xulka Bortuqiiska.

Haddii Morocco maanta ay ku gudbaaan ciyaarta Rubac dhammaadka Koobka Addduunka waxay noqanayaan xulkii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo gaara nus dhammaadka.

Dhinaca kale, Faraniiska ayaa maanta la ciyaaraya xulka qaranka ee Ingiriiska.