17 May, 2024
1 min read

Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda.

Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda iyagoo ” sahaminaya taallaaboyin kale oo istiraatiiji ah”. Qoyskan oo reer Maraykanka ah ayaa ku iibsaday Kooxda ku dheesha Old Trafford 790 milyan oo gini ($1.34bn) sannadkii 2005-tii. Tallaabadan ayaa timid timid ka dib sanado badan oo ay taagerayaasha ka cabanayeen lahaanshahooda […]

1 min read

Natiijo cayaareed oo dunida ka yaabisay: Argentina oo guul daro kala kulantay Sacuudi Carabiya.

LUSAIL — Natiijo cayaareed oo sanado badan ay taariikhda xusi doonto ayaa ka dhacday magaalada Lusail ee dalka Qatar, halkaasi oo uu ka socdo Koobka Kubadda Cagta Adduunka 2022. Dalka Sacuudi Carabiya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dalka Argentina oo ay isku arkeen cayaar ka tirsaneyd Group C, ayaga oo kaga adkaaday 2-1. Ma jirto […]

1 min read

Xulka Ecuador oo 2-0 uga badiyay xulka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Aduunka.

DOHA — Xulka Ecuador ayaa 2-0 uga badiyay xullka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Adduunka oo caawa si rasmi ah uga biloowday magaalada Doha ee waddanka Qadar. Weeraryahanka ruug cadaaga ah ee Ecuador Enner Valencia ayaa dhaliyay labada gool ee xulka Ecuador, waxaana goolka hore oo ahaa mid rigoore ah uu dhaliyay daqiiqaddii 16-aad, halka goolka labaad […]

1 min read

Warbixinadii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qatar

Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan. Tan iyo markii dalka Qadar ay ku guuleysteen martigalinta Koobka Kubadda Cagta Adduunka, waxaa isa soo tarayay muuqaalada xiisaha leh ee ka imanaya dalkan yar. Qarni ka hor, 1922, dalkan yar ee Khaliijka […]

1 min read

Madaxa ururka Kubadda Cagta Adduunka oo eedeeyey dalalka Reer Galbeedka.

Madaxa ururka kubadda cagta adduunka ee Fifa, Gianni Infantino, ayaa ku eedeeyay reer galbeedka “laba wajiileyn” warbixintii ay ka qoreen xaaladda xuquuqda aadanaha ee dalka Qatar. Shir-jaraa’id oo ku qabtay magaalada Dooxa, Infantino, ayaa waxa uu hadlayey ku dhawaad ​​saacad, waxaana uu si xamaasad leh u difaacay dalka Qatar, iyo tartanka caalamiga ah ee Kubadda […]

2 mins read

RASMI: Karim Benzema Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta Ballon d’Or.

Karim Benzema ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sannadka ee Ballon d’Or kaddib xilli ciyaareed uu wacdaro ka dhigay garoomada oo kooxdiisa Real Madrid u qaaday Champions League, LaLiga, UEFA Super Cup iyo koobab kale oo garab socday, halka dalkiisana uu ka caawiyey UEFA Nations League. Zinedine Zidane ayaa fagaaraha uga yeedhay Benzema oo gacanta ka […]