25 Apr, 2024
1 min read

RW XAMSE “Cid maqan looma joojin doono dhameystirka Dastuurka dalka…”.

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay Xukuumaddiisu waqti badan gelinayso dhameystirka Dastuurka dalka oo mudo dheer qabyo ah. Wuxuu sheegay inay muhiim tahay in la dhameystiro Dastuurka KMG ah ee dalka, isla markaana ciddii ka maqan ay timaado loona baahneyn in dadka la jahwareeriyo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkiisa […]

4 mins read

Soomaaliya iyo Ruushka: Muxuu Ruushku ka caawinayaa ciidamada Soomaaliya?.

Waxaa socda dedaal lagu hagaajinayo xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka halkaas oo uu toddobaadkan kasoo noqday wasiirka arrimaha dibeda ee Soomaaliya. Abshir Cumar Haruuse ayaa kulan dhowr maalin qaatay kula yeeshay Moscow wasiirka mudada dheer xilka haya ee Ruushka Sergey Lavrov, oo isaga toddobaadkan socdaal uga bilowday gobolka Geeska Afrika. Waxa uu ahaa kulankii ugu heer […]

1 min read

Ergayga gaarka ah ee Ganacsiga iyo Maalgashiga madaxweynaha Soomaaliya oo saaka laga celiyay Garoonka Diyaaradaha ee Garowe.

Ergayga gaarka ah ee Ganacsiga iyo Maalgashiga madaxweynaha Soomaaliya khadar Abdirahman Maxamed Faroole ayaa sheegay in madaxweyneha mamaulka Puntland uu ka dambeyay amar saaka looga joojiyay safar uu kaga bixi lahaa Garoowekuna tagi lahaa magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in taliyaha booliska Puntland uu u sheegay in amarka lagu celiyay uu bixiyay madaxweyne Saciid Cabdullaahi […]

1 min read

Ururrada Bulshada Rayidka oo Baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay inaysan kuu degdegin ansixinta heshiiska GWQ.

Ka dib markii ay tooddobaadkan Golaha Wadatashiga Qaran soo saareen warmurtiyeed ku saabsan hannaanka doorasho ee ay Soomaaliya yeelan doonta, ayey iskasoo daba dhacayeen ka falcelinta ku aaddan qodobada ka hadlaya doorashada, waxaana ugu dambeeyay hadda ururka bulshada rayidka ah oo soo saaray “talooyin iyo aragtiyo xambaarsan dareenka shacabka”. Waxay bogaadiyeen in doorashooyinka dalka loo […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo Mareykanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kulan kula qaatay Muqdisho Safiir kuxigeenka Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ahna ku simaha Safiirka Tim Trenkle. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan arimaha amniga, Siyaasada iyo go’aanka madasha wadatashiga ee awooda dib loogu celinayo shacabka Soomaaliyeed dalku uu […]

1 min read

Uganda oo loogu baaqay inay Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kadib weerarkii Buulo-Mareer.

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiga Isbedelka Dimuqraadiyadeed ee dalka Uganda Harold Kaija ayaa sheegay mar uu Warbaahinta kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga FDC ku leeyihiin Caasimadda dalkaasi ee Kampala ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay inay Ciidamadeeda kasoo saarto Soomaaliya. Waxa uu sheegay inay Uganda noqotay Qalab aad muhiim ugu ah Nabad-Ilaalinta […]