20 Sep, 2024
1 min read

Turkiga oo doonaya in uu si gooni gooni ah ula kulmo Soomaaliya iyo Itoobiya.

Ankara: Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, ayaa sheegay inuu doonayo inuu si gooni-gooni ah ula kulmo Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo qayb ka ah dedaallada lagu xalinayo khilaafkii u dhexeeyey dhinacyadaas oo ka dhashay heshiis ay Itoobiya ku heshiisay inay Somaliland ka kirayso dhul xeebeed. Turkigu ilaa hadda waxa uu martigeliyay laba wareeg oo shirar […]

1 min read

Degmada Miir Taqwo oo yeelatay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel Ciyaaraha.

Degmada Miir Taqwo oo loo sameeyay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel inay Ciyaaraan Kubadda Cagta. Academician ayaa loogu magac daray  Halyay Cabdiraxmaan Hiraabe oo ahaa Qunsulkii hore Soomaaliya ee Dowlaadda Jabuuti . Xaruntaan ardayda lagu tababarayo waxaa aas aaskeeda lahaa oo hirgeliyay Halyay Qaran Caamir iyo xubno kale oo Qurbo joog ah oo deegaankaas ka […]

1 min read

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo xalay ansixiyay Safiirada laba dal.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee magacaabista labo ka mid ah Danjireyaasha Soomaaliya ku matalaya dalalka caalamka, oo kala ah: 1. Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) – Safiir 2. Mudane Yuusuf Axmed Jeego – Safiir Kulanka oo uu […]

1 min read

Qalab Isbort oo la gaarsiiyay Deegaanka Biya Cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.

Munaasabad lagu maamuusaayay qalab Isbort oo la gaarsiiyay deegaanka Biya Cadde ayaa ka dhacday deegaankaasi. Qalabkaan Isborti waxaa Deegaankaasi gaarsiiyay dhalinyaro Qurbaha ka timid oo uu horkaçaayay Mustaf Cabdulle Maxamuud *Qaran Caamir) . Gudomiyaha ururka Haweenka degmad Biyo Cadde Hamdo Cadow Geeljir oo halkaasi ka hadshay ayaa sheegtay in Qalab Isborti la soo gaarsiiyay Xaafadaha […]

1 min read

Horumar Isbort oo ka muuqda Degmooyinka Ceelbaraf iyo Meer Taqwa.

Waxaa bilihii la soo dhafay ka muuqday  Degmooyinka Ceelbaraf iyo Meer Taqwa dhaq dhqaaq Isborti oo uu hormuud ka ahaa Mustaf Cabdulle Maxamuud (Qaran Caamir) oo isagu galiyay dadaal dheeri ah. Md. Mustaf ayaa jeebkiisau furay in Isbortiga iyo dhinaca Waxbarashada degmooyinkaas sidii uu dhaliyatada kor ugu qaadi lahaa dhan walba, iyadoo deegaanadaas la geeyay […]