25 Apr, 2024
1 min read

Deg Deg:Sucuudiga oo ku dhawaaqay in maalinta beri tahay Ciid.

Iyadoo muslimiinta ay maanta Soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku dhaawaqday in maalinta berri ay tahay Ciidul Fitriga. Sucuudiga wuxuu sheegay in bisha Shawaal caawa laga arkay deegaannada kala Tumair iyo Sudair. “Waxay ka dhigan tahay in berri oo ku began 21-ka bisha April ay tahay maalinta Ciidul Ftiriga” ayaa […]

1 min read

Shirkadda Wagner oo iska fogeysay iney ku lug leedahay dagaalka ka socda dalka Sudan.

Madaxa shirkadda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Group, Yevgeny Prigozhin, ayaa sheegay in shirkaddooda militariga ee gaarka loo leeyahay, aysan qeyb ka ahayn dagaalka ka socda dalka Suudaan in ka badan laba sano. “Waxaan kuu sheegi karaa hubaal buuxa, oo sax ah, maanta, ma jirto wax katirsan shirkadda milatariga ee gaarka loo leeyahay (PMC) […]

1 min read

Beesha Caalamka oo ka welwelcsan xabbad-joojinta burburtay ee Suudaan.

Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan xabbad-joojinta burburtay ee Suudaan waxaana durba billowday kulamo lagu cadaadinayo dhinacyada Militari ee ku dagaalamaya Magaalada Khartuum Caasimadda Dalkaas. Xabbad-joojinta ayaa loo qorsheeyay in ay dhaqangasho 6ta Maqribnimo waqtiga Suudaan (6:00 PM) balse waxaa la maqlay jug xooggan iyo rasaas toos ah oo waxaa xigay dagaal markale ka dhex qarxay […]

2 mins read

Deg Deg: Xabbad-joojin soconaysa 24 saac oo looga dhowaaqay Sudan.

Khartoum:-Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin soconaysa muddo 24 saacadood ah, oo ka billaabmaysa fiidnimada Talaadada. Xabbad-joojinta ayaa timid kadib cadaadis uga yimid xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken oo ku saabsan joojinta dagaalka lagu hoobtay ee ka dhacay caasimadda dalka Sudan ee Khartoum iyo weliba rasaas lagu furay […]

1 min read

Ergeyga Q M ee Suudaan: Labada dhinac ee ku dagaallamaya Suudaan diyaar uma ahan dhexdhexaadin.

Iyadoo dagaalka ka socda dalka Suudaan  ee u dhaxeeya Milatariga iyo xooggaga taageerada deg-dega ah uu galay maalintii afaraad, ayaa waxaa soo baxay rajo xumo ku aaddan suurta galnimada in halkaasi ay ka hirgasho waan waan Nabadeed. Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan Volker Peretz, ayaa meesha ka saaray in labada dhinac ee dagaalamaya ay […]

1 min read

Diblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku tilmaamay weerar “ka-taxadir la’aan ah” lagu qaaday kolonyo dublamaasiyadeed oo Maraykan ah oo ku sugnaa dalka Sudan, xilli uu dagaalku dhex maray ciidamada dalkaasi, iyo ciidamada jabhadda u hawl gala sida deg degga ah ee(RSF). “Tallaabadan waxay ahayd mid taxadar la’aan ah, waxay ahayd mas’uuliyad darro, […]