1 min read

Deg Deg:Sucuudiga oo ku dhawaaqay in maalinta beri tahay Ciid.

Iyadoo muslimiinta ay maanta Soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku dhaawaqday in maalinta berri ay tahay Ciidul Fitriga.

Sucuudiga wuxuu sheegay in bisha Shawaal caawa laga arkay deegaannada kala Tumair iyo Sudair.

“Waxay ka dhigan tahay in berri oo ku began 21-ka bisha April ay tahay maalinta Ciidul Ftiriga” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Haramein Shariifain.