25 Apr, 2024
1 min read

Meydadka dad uu wadaad ku wacdiyay in ay gaajo u dhintaan si ay ilaah ula kulmaan oo la soo saaray.

Booliska Kenya ayaa meel u dhow magaalo xeebeedka Malindi kasoo saaray 21 meydad ah, xilli ay baarayeen wadaad dad aaminsanaa ku wacdiyay in ay gaajo u dhintaan si ay ula kulmaan ilaahooda. Carruur ayaa kamid ahaa dadka dhintay ee lasoo saaray, waxaana booliisku ay sheegeen inay filayaan inay helaan meydad kale. Wadaadka oo lagu magacaabo […]

1 min read

Dhammaan shaqaalihii safaaradda Maraykanka oo laga daad-gureeyay Suudaan.

Washington — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in militariga Mareykanku ay soo afjareen daadgureynta shaqaalaha safaaradda Mareykanka ee Suudaan, wuxuuna ku baaqay in lasoo afjaro rabshadaha aan “mabda’a laheyn” ee halkaas ka dhacay, iyadoo laba hoggaamiye oo iska soo horjeeda ay ku loollamayaan awoodda Sudan. Biden ayaa u mahadceliyay ciidamada Mareykanka ee fuliyay […]

1 min read

Wasiirka difaaca Kenya oo Muslimiinta kala qeyb galay dabaal degga Ciidda.

Wasiirka difaaca Kenya, Aadan Bare Ducaale, ayaa salaada Ciida kula tukaday Muslimiinta Kenya maanta masaajidka Adams Arcade ee magaalada Nairobi. Aadan Ducaale, ayaa muslimiinta ugu bishaareeyey farxadda Ciidda, isagoo sheegay in loo baahan yahay in dadka aan waxba haysan Cciida laga farxiyo, waxaana uu dalbaday in Nabadda lagu dadaalo. Sawirada dabaal degga wasiir Aadan Bare […]

1 min read

Burcad koonfur Afrikan ah oo dilay muwaadin Soomaali ah.

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay meelo kamid ah dalkaasi ku dileedn Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Somaalida ka Shaqeysta dalkaas, iyaga oo dilka kadib Goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Axmed Daahir ayaa waxaa lagu dhex-toogtay bartamaha Xaafada ay Soomaalida ka degantahay magalada Johannesburg ee Mayfair. Goobjoogayaal ayaa waxaa […]