18 May, 2024
1 min read

Dowladda Nigeria oo oggolaatay talaalka Duumada ee R21.

Dowladda Nigeria ayaa ogolaatay tallaal cusub oo lagula tacaalo cudurka Duumada, oo ay sheegtay saynisyahano ka tirsan jaamacadda Oxford. Talaabadan ayaa timid maalmo kadib, markii Ghana ay noqotay wadankii ugu sawiran ee loo adeegsado talaalka (R21). Madaxa Hay’adda Qaranka ee Maamulka Cuntada iyo Dawooyinka ee dalka Nigeria, Mojisola Adeyeye, ayaa sheegtay in tallaalka loo isticmaalo […]

1 min read

Safiirka Midowga Yurub oo lagu weeraray gurigiisa Khartuum.

Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Sudan, Aidan O’Hara, ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Khartuum, halkaas oo ay ku dagaallamayaan xooggag iska soo horjeeda. “Dhaawac weyn ma uusan gaarin” diblomaasiga oo u dhashay Ireland, sida uu xaqiijiyay wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaas, Micheál Martin. Wasiirka ayaa weerarka ku tilmaamay mid “si weyn meel […]

1 min read

Xoghayaha guud ee QM oo cambaareeyay dagaalka ka socda Suudaan.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si adag u cambaareeyay dagaallada ka qarxay dalka Suudaan. Wuxuu ugu baaqay militeriga iyo ciidamada RSF inay joojiyaan colaadda isla markaana ay ka shaqeeyaan nabadda iyo inay dib ugu laabtaan wahadallada lagu joojinayo qalalaasaha. Wuxuu intaa ku daray in xaaladda banii’aadanimo ee Suudaan ‘ay markii hore aheyd […]

1 min read

Madaxweyne Ruto oo ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadalada.

Nairobi — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Axadii ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar kale isugu soo baxaan dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda. Kumannaan qof ayaa ka qaybqaatay mudaaharaad saddex maalmood socday dabayaaqadii bishii March, kaas oo ay hareeyeen isku dhacyo u […]

1 min read

Gobolka Montana ee Maraykanka oo mamnuuci doona isticmaalka TikTok.

Gobolka Montana ee dalka Maerykanka, ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Maraykanka oo meel mariyo sharci mamnuucaya isticmaalka Tiktok. Haddii guddoomiyaha gobolka uu saxiixo lasoo gudbiyey sharciga, ayaa waxaan shaki ku jirin in isticmaalka Tiktok uu noqon doonto dembi. Tallaabadan muhiimka ah ee uu gobolku si rasmi ah ugu mamnuucayo Tiktok sababo amni awgood, ayaa […]

1 min read

Dalka Sudan oo uu wali ka socdo dagaal xooggan.

Iyadoo ay weli dagaallo ka socdaan guud ahaan dalka Suudaan, labada dhinacba, ayaa waxay soo gudbinayaan sheegashooyin baaxad leh, balse aan la xaqiijin oo ku saabsan baaxadda dhulka ay maamulaan. Ciidamada Suudaan, ayaa sheegay in ay la wareegeen saldhigyo istiraatiiji ah, oo ay lahaayeen ciidamada baritaaridda deg degga ah (RSF) ee magaalooyinka Port Sudan, Kasala, […]