05 May, 2024
1 min read

Sweden: Dilalka dhallinyarada Soomaalida oo yaraaday.

STOCKHOLM:- Waayadii ugu danbeeyey dalka Sweden waxa ka dhacayey dilalka iyo waxyeellada ay isku gaystaan dhallinyarada ajnabiga ah oo ku kala jira kooxo gaang ah. Caasimada Sweden ee Stockholm waa magaalada ugu badan ee dhibaatadaasi ay ka dhici jirtey. Haddaba, kadib dedaallo iyo wadashaqayn dhex martey waalidiinta, hay’adaha dowladda iyo ururada bulshada Soomaaliyeed, waxay u […]

2 mins read

CIA-da oo baaq u dirtay shacabka Ruushka.

Washington:- Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa xoojisay dadaalka ay dadka Ruushka uga dhaadhicineyso inay dusiyaan sirta dalkooda, ayada oo muuqaalo qiiro leh soo dhigtay Telegram, kuwaasi oo loogu talo-galay dadka ka niyad jabsan xaaladda xukunka madaxweyne Vladimir Putin. Muuqaalka gaaban ayaa waxa uu muujinayaa shaqaale dowladeed iyo haweeney gurigeeda ku haysata ilmo, oo u […]

1 min read

Madaxweyne Koonfur Afrika oo sheegay iney dhex dhexaad ka yihiin dagaalka Ukraine.

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Afrika ee, Cyril Ramaphosa, ayaa sheegay in cadaadis aan caadi ahayn lagu hayo dalkaasi, si uu uga tanaasulo mowqifkiisa aan isbahaysiga ahayn ee dagaalka Ukraine. Warsidaha toddobaadlaha ah, Ramaphosa, ayaa wuxuu ku sheegay in Koonfur Afrika aysan dhinacna u xaglin doonin waxa uu ku tilmaamay “halganka iyo tartanka u dhexeeya Ruushka […]

1 min read

Madaxweyne Erdogan: Waxaan gaari doonnaa guul taariikhi ah doorashada 28-ka May

Ankara:- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in natiijada wareeggii hore ee doorashada Turkiga ay u muujineyso inuu ku guuleysan karo wareegga ugu dambeeya ee loo ballansan yahay 28-ka bishan, sida uu ku sheegay bayaan uu soo saaray. Waxan uu sheegay ku guuleysiga aqlibayadda Baarlamaanka ee xisbigiisa ay u xaqiijisay in shacbiga Turkigu uu […]

1 min read

Tirinta codadka doorashada Turkiga oo socota iyo sida musharaxiintu u kala horeeyaan.

ANKARA, Turkey – Waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, iyada oo ay haatan soo baxayso natiijooyinkii ugu horreeyey ee hordhaca ahaa, ka dib markii la tiriyey qaybo ka mida sanaadiiqda codbixinta. Sida ay baahinayaan wakaaladaha wararka iyo weliba hay’adaha warbaahinta ee dalka Turkigu, waxaa illaa haatan la tiriyey illaa 49% […]

1 min read

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray doorashada guud.

Madaxweynaha Xisbiga AKP ahna Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Shacabka Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka qeyb galay codbixinta magaalada Istanbul, halka Kemal Kılıçdaroğlu oo ah Guddoomiyaha Xisbiga CHP ahna Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Qaranka uu ka codeeyay magaalada Ankara. Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan ayaa ka codeeyay dugsiga sare ee Saffet Çebi ee Üsküdar. Erdoğan ayaa […]

1 min read

Hugunka rasaasta oo laga maqlayo Caasimad Suudaan ka hor wadahalada maanta la filayo ee Jeddah.

Dagaal culus oo u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa weli ka socda caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalooyin kale ka hor wadahadallada xabbad joojinta ee maanta la filayo. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Suudaan ay duqeeyeen goobo ay dad rayid ah degan yihiin, halka ciidamada (RSF) ay qabsadeen hanti shacab. Dhinacyada dagaallamaya […]