19 Apr, 2024
2 mins read

Gabar ka qaxday dagaalkii Tigray oo kaalinta labaad ka gashay tartanka quruxda ee Miss Black Belgium 2023.

Gabar dhalinyaro ah oo magangalyo weydiistay Belgium ka dib markii ay ka soo carartay colaada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad tartanka quruxda Miss Black Belgium 2023. Rahwa Kinfe ayaa BBC-da u sheegtay in ay aad ugu hanweyntahay in ay soo bandhigto dhaqanka iyo qiyamka Tigrayga ee fagaarayaasha caalamka. Ms Rahwa ayaa […]

1 min read

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo laashay dacwad ka dhan ah shabakadda Twitter-ka.

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Khamiistii diiday sii socoshada, dacwad ka dhan ahayd shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada gaar ahaan shirkadda Twitter-ka, taas oo ay dacwad ku soo oogeen, qaar ka mida dhibbanayaal ay eheladoodu ku dhimatay weeraro argagixiso. Dhibbanayaasha dabada ka riixaya kiiskan ayaa dacwadooda saldhig uga dhigay sharciga la dagaalanka argagixisada […]

1 min read

Maraykanka: Sare u kac ku yimid Tirada dadka u dhinta isticmaalka Daroogada.

NEW ORLEAN – Tirada dadka u dhinta isticmaalka dawooyinka xad-dhaafka ah iyo waxyaabaha kale ee maanka dooriya ayaa aad sare ugu kacay dalka Maraykanka, sannadkii la soo dhaafay, sida ay sheegeen masuuliyiinta xarunta xakamaynta iyo ka hortagga cudurada faafa ee dalka Maraykanka ee loo soo gaabiyo CDC. Khubarada diyaarisay warbixinta ayaa sheegay inaanay hubin, in […]

2 mins read

Mareykanka: Gobolkii ugu horreeyey oo mamnuucay TikTok.

Helena:- Montana ayaa Arbcadii noqday gobolkii ugu horreeyey ee Mareykanka ah oo mamnuuca TikTok, ayada oo sharcigan uu dhaqan-geliyo sanadka xiga, xilli ay xoogeysatay doodda la xiriirta saameynta iyo amniga app-kan caanka ah. Mamnuucista, oo uu saxiixay barasaab Greg Gianforte, ayaa tijaabo sharciyeed u noqon doonta haddii app-kan laga leeyahay Shiinaha laga mamnuuci karo dalka […]

1 min read

Mid ka mid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay in la waayo dhammaan shaqaalahii saarnaa oo gaarayay 39 ruux. Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa amray in la billaabo howl-gal baaritaana ah oo lagu baadi goobaya Shaqaalahii markabkan, ku waasi oo […]