16 Jun, 2024
1 min read

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM oo fadhi degdeg ah ka yeeshay xaalada Sudaan.

GENEVA – Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee dalka Sudan, iyaga oo meel mariyey qaraar lagu cambaaraynayo xaaladda xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee dalkaas laga geystay, wixii ka dambeeyey bishii October 25-keedii, sannadkii 2021, xilligaas oo milaterigu uu xukunka la wareegay iyo dagaaladii dhacay wixii ka dambeeyey […]

1 min read

Musharax ka tirsan mucaaradka Turkiga oo ka hadhay tartanka doorashada.

Mid ka mida musharaxiinta madaxtinimada Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu ka hadhay tartanka doorashada, iyada oo loo badinayo in tallaabadani ay si weyn u xoojiyo musharaxa mucaaradka ee la tartamaya madaxweyne Erdogan. Muharrem Ince, oo ah hoggaamiyaha xisbiga bidix-dhexe ee loo yaqaano Homeland Party, ayaa ka mid ah, afar musharax oo u tartamayey doorashada […]

1 min read

Maxkamada sare ee Pakistan oo amartay in lasii daayo Imran Khan.

Ismabad:- Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra’iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay “mid sharci darro ah”, waxaana go’aan ka soo baxay laba maalmood uu dhaliyay isku dhacyo sababay dhimasho iyo dhaawac iyo mudaharaadyo waaweyn oo dalka oo dhan ka dhacay. “Xadhigaagu wuxuu ahaa mid aan sax ahayn, sidaa daraadeed waa […]

1 min read

Maraykanka oo tallaabo ka qaadaya illaa 150,000 oo muhaajiriin ah oo ku sugan xuduuda Mexico.

BROWNSVILLE, TEXAS – Xoghayaha Amniga gudaha ee Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arbacadii ballanqaaday in “inta badan” kumanaanka muhaajiriinta ah ee doonaya inay maalmaha soo socda ka soo galaan xuduudda Maraykanku la wadaago Mexico, inay kala eryi doonaan. “Tani waa waxa dhici doona, dib ayaa laguu celin doonaa” sidaas waxaa yidhi xoghayaha amniga gudaha ee Maraykanka […]