25 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga tababbarada ciidamada ee TurkSom, Sarreeye Guuto Sebahattin Kalkan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa masuuliyiintan kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, isaga […]

1 min read

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo ka hadlay ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay horumar la taaban karo ka sameeyeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab balse waxa uu ka digay in kooxdu ay wali ku xooggantahay meelaha qaar. “Waxaan filayaa inay ciidamada Soomaaliya sameeyeen horumarro ka badan kuwii la sameeyay shantii sano ee la soo dhaafay,” ayuu Austin […]

1 min read

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka maraykanka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Maraykanka,munaasabadan ayaa ka dhacday Gobolka Minnesota ayuu Ra’iisul wasaaruhu warbixin ka siiyey qurbejoogta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka. Ra’iisul wasaare Xamse ayaa Jaaliyadda Dalka  Maraykan wuxuu ku ammaaanay sida ay door muhiim ah uga qaataan dib u […]

1 min read

Faransiiska oo la baxaya ciidamadiisa ka jooga dalka Niger.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay in Faransiiska uu u yeeranayo safiirkooda iyo dublamaasiyiinta kale ee Niger, ayna soo afjari doonaan iskaashiga milatari ee ay dalkaasi la’ lahaayen. Kun iyo shan boqol oo askari oo Faransiis ah oo qayb ka ah la dagaallanka kooxaha jihaad doonka ah ee gobolka Saaxil ayaa sidoo kale Faransiisku qorsheynayaa […]

1 min read

In ka badan 700 Neef Geel ah oo loogu talo galay xuska dhalahada Nabigeena Muxumed NNKH oo lagu soo bandhigay Muqdisho+Sawirro.

Xarunta Daarul Mustafaa ee ku taal Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay in ka badan 7 boqol Neef oo Geel ah looguna talo galay in Bishaan Mowliidka loo yaqaan lagu xuso dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH. Xaruntaan lagu soo bandhigay boqolaalka Neef ee Geela ah waxaa lagu magacaabo Daaru-Mustafa. Sheekh Maxamed Bukhaari oo […]