26 Jul, 2024
1 min read

Sidee Magaalada Ceel Buur loo qabtay?.

Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada Beelaha ayaa wada sheeganayo Guusha marka dusha sare laga eego. Laakin wariye Khadka kula xiriiray Goobta Dagaalka ayaa yiri: A. Halloow Ciidamada Qaranka. ( waxaan joognaa Aagga Hore ee Ceel Buur ) Ciidamada Qaranka aragnaye, Bal aan waco 10 Beellood. B. Halloow, Halloow,, Halloow. Beelaha 1-10aad. 1. Goobta Adeega ma joogo. […]

1 min read

Maareeyihii garoomada diyaaradaha Kenya oo shaqada laga ceyriyay kadib koronto la’aan qabstay madaarka JKIA

Madaxii maamulka garoomada diyaaradaha ee dalka Kenya ayaa shaqada laga eryay kadib markii koronto la’aan ay keentay in dad rakaabka ah ay muddo saacado ah mugdi ku jiraan garoonka weyn ee JKIA magaalada Nairobi. Alex Gitari ayaa waxaa shaqada ka ceyriyay wasiirka gaadiidka Kipchumba Murkomen, kaasoo raaligelin ka bixiyay fowdada. Waxa uu intaa ku daray […]

1 min read

Xildhibaannada Baarlamaanka oo akhrinta labaad mariyay sharciga howlgabnimada shaqalaaha.

Kalfadhiga saddexaad kulankiisa 21-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana ku wehliyay Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ajandaha kulanka ayaa ahaa warbixinta akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee […]

1 min read

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlayo Amniga iyo Xasilinta Dalka ayaa ka Furmay Dhuusamarreeb.

Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shirkan kaga arrinasanaya xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasilinta deegaanada laga saaray Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada. […]

1 min read

Golaha Aqalka Sare ansixiyey laba Hindise Sharciyeed oo Muhiim ah.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa 1- Akhrinta Saddexaad ee Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Maaraynta Deegaanka 2- Akhrinta Labaad ee Hindise sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS. Ugu horrayn, […]

1 min read

Dowladda Kenya oo aad uga xun korontada oo dalka oo dhan ka go’day

Wasiirka gaadiidka Kenya ayaa raaligelin ka bixiyay kadib markii korontadii dalka oo dhan ay korontada ka go’day taasoo keentay in rakaabkii diyaaradaha ee garoonka weyn ee JKIA ay ku xayirmeen mugdiga garoonka oo kuyaalla Nairobi. Guryo iyo meherado badan ayaa weli korontadu ka maqan tahay tan iyo fiidnimadii Jimcaha. Shirkadda korontada ee ay dawladdu leedahay […]

1 min read

Faysal Cali Waraabe “Waa inaan kala saarnaa calanka, ciidda iyo mamaulka xun,”

Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa waxay markii ugu horeysay ka hadleen dagaalkii shalay ciidamada Soomaaliland looga qabsaday fariisimihii ay ku lahaayeen Goojacade. Gudoomiyaha xisbiga Ucid Feysal Cali Waraabe oo hadal jeediyay ayaa sheegay in dhacdooyiinki ugu dambeeyay looga gudbi karo o kali ah midnnimo. Hogaamiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Corro ayaa dhankiisa sidoo kale ku […]

1 min read

Denmark oo soo saareysa sharci lagu ciqaabo cidda gubta Quraanka Kariimka

Dowlada Denmark ayaa soo jeedisay hindisa sharciyeed lagu mamnuucayo in lagu gubo quraanka kariimka ah goobaha fagaarayaasha ah,kadib markii dhowr jeer oo hore kutub la gubay ay dalalka Muslimiinta ka caroodeen. Wasiirka caddaaladda Peter Hummelgaard ayaa sheegay in kitaabka quraanka oo la gubo ay waxyeello u gaysatay Danmark, isla markaana ay halis geliso ammaanka muwaadiniinteeda. […]