1 min read

Sidee Magaalada Ceel Buur loo qabtay?.

Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada Beelaha ayaa wada sheeganayo Guusha marka dusha sare laga eego.

Laakin wariye Khadka kula xiriiray Goobta Dagaalka ayaa yiri:

A. Halloow Ciidamada Qaranka.
( waxaan joognaa Aagga Hore ee Ceel Buur )

Ciidamada Qaranka aragnaye, Bal aan waco 10 Beellood.

B. Halloow, Halloow,, Halloow. Beelaha 1-10aad.

1. Goobta Adeega ma joogo.
2. Fadlan Adeegaan uma fasaxnid.
3. Fadllan soo wac mar kale.
4. No Network
5. Fadlan Lacag ku shubo.
6. Waa Dansanyahay.
7. Ring, Ring. Ring.
8. Halloow, Dagaalkii miyaa bilaawday
9. Halloow, weli Diyaargarow ayaan ku jirnaa.
10. Halloow, Diyaar, Laakin.

Beelaha iyo Shacabku waa ku mahadsanyihiin door ka qaateen qabsashada Ceel Buur ayuu yiri: Wariyihii khadka tooska ugu jiray. Isaga oo u rajeeyay in Beeluhu ay qaataan Doorkii laga sugayay.

Qore: Yahya Amir