26 Jul, 2024
1 min read

Madaxweynaha iyo  Wakiilka QM ee Soomaaliya oo ka wada hadlay qorshaha xasilinta deegaannada la xoreeyay.

Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing. Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta ee degaannada laga xoreeyey argagixisada iyo sidii addeegyada aasaasiga ah loo gaarsiin lahaa bulshada sannadaha badan ku noolaa […]

1 min read

Xildhibaannada Baarlamaanka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka xuquuqda naafadda Soomaaliyeed.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga saddexaad kulankiisa 16-aad ee Golaha Shacabka. Ajandaha kulanka ayaa ahaa Hindise sharciyeedka Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed, iyadoo xildhibaannadu ay soo gudbiyeen in ajandaha lagu daro mooshin ku saabsan warbixinta xuquuqul insaanka ee […]

1 min read

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ku sugan Diinsoor.

Bay:-Xasan Macalin Aways oo magaciisa afgarashada Khawaarijtu yahay (jindullaah ) iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna afgarashadiisu tahay ( jabal ) ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka iy kuwa deegaanka ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobalka Bay. Labadan xubnood ayaa Ka tirsanaa Khawaarijta muddo 3 sanno ah iyagoo ka dagaal galay gobollada dalka qaarkood […]

1 min read

Ciidamada Xoogga Dalka oo Al-shabaab kala wareegay Ruun-Nirgood iyo Hilowle Gaab.

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saakay la wareegay degmada Ruun niegood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelada Dhexe. Saraakiisha xoogga salka ayaa VOA u sheegaya in hadda ay wadaan hubinta ammaanka gudaha degmada, si looga saaro miinooyin laga cabsi qab inay uga tageen gudaha degmada. Ruun Nirgood ayaa ahayd degmadii ugu dambeeysay oo Al-shabaab ay […]

1 min read

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay masjid ku dumay dad ku dhex cibaadeysanayay.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay kadib markii Masjid weyn u uku burburay dalka Nigeria. Muwaadiniinta iyo shaqaalaha samatabbixinta xirfadlayaasha ah ayaa sameeyay hawlgal samatabbixin ah ka dib dhacdada Jimcihii. Abaaro 8:30 habeenimo ayaa aaska dadkii ku dhintay burburka dhismahan lagu cibaadeysto kadib roobabka mahiigaanka ah ee ka socda qaybo kamida dalkaasi. Afhayeenka Boqortooyada Zazzau, […]

1 min read

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgal Amni xaqiijin ah ka sameeyey Deegaanada hoos yimaada degmada Ruun-nirgood

Muqdisho :-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga deegaanada Hoos yimaada Run-nirgood iyo hilowle-gaab. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim sheekh Muxyadiin Cadow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgal qorsheeysan oo ay sameeyeen Guutooyinka Cumar Binu-Khadaab, Guutada 17-aad […]

2 mins read

Ha ku deg degin Go’aanka. =Faallo=

1.Nin ayaa ku dhax dhintay, Goob caweeys ” Night Club”. Nin kale ayaa ku dhax dhintay Masjid. Nin ayaa yiri: kii Kalaabka ku dhax dhintay waa khasaaray, kii Masjidkuna waa faa’iiday.(F.S: 1aad) Ha ku degdegin Go’aanka Waxaa dhici karto in kan Night Club-ka ku dhax dhintay uu u galay Kalaabka in uu Dadka ku jiro […]

1 min read

Laamaha Ammaanka ee gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay nin loo haysto fal dil ah .

Muqdisho :-Taliska Qeybta Guud Booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan ciidanka Saldhigga Booliiska degmada Hodan ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabaha fal dil ah u geystay nin ka tirsana ganacsaatada magaalada Muqdisho. Ninkaan ay gacanta waxaa ku soo dhigeen laamaha amniga,iyagoo sheegay in la horgeyn doono caddaaladda si wax looga waydiiyo falka dilka ah ee lagu soo […]