August 12, 2023
1 min read
Ciidamo lagu dilay iska hor imaad ka dhacay Somaliland.
Hargeisa – Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay iska hor-imaad hubaysan oo dhexmaray ciidamada booliska ee Somaliland iyo kooxo hubaysan oo ku sugan buurta Gacan-libaax. Taliyaha Ciidanka Booliska General Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo faahfaahin ka bixiyey khasaraha […]