August 7, 2023
Labadaan Habrood dowladdu ma taqaan? (Warbixin Xasaasi ah).
Haddii aad fiiriso Amaradda Golaha amaanka ee Jamciyadda Quruumaha ee 31 July 2023. Waxaa ka muuqso Qorshe la hor dhigay Dowladda Somalidu in ay ku qabato Muddo Hal Sano ah. Waxaa Cad in aan lagu qaba karin xattaa 10 Sano. Haddii halkaa Sano lagu qaban waayana Somaliya waxaa soo korayo Culeeys ay ku dhumi karto […]
Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo raali galin siiyay Golaha Baarlamaanka.
Wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa raali galin ka bixiyay kulankii golaha shacabka ee Sabtidii uu ka ballansanaa isla markaana uu dib uga dhacay. Baarlamaanka ayuu hor geeyay hindise sharciyeed kadibna waxaa la sheegay inuu iska baxay isagoon wax sharraxaad ah wasiirku ka bixin sharcigaas iyo ujeedka laga lahaa. Wasiir Xasan Macallin […]
Shir looga hadlaayay amniga oo Muqdisho lagu qabtay.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan dardargelinta amniga Caasimadda iyo Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo Maandooriyaha la qaatay Saraakiisha Laamaha kala gedisan ee Amniga iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa […]
Dawladaha safka hore iyo howlgalka ATMIS oo ku heshiiyay in la dardar geliyo dagaalka Al-Shabaab.
Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Qaraarkan ayaa laga soo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya madaxa hay’adda ATMIS Ambassador Mohamed […]
Ergeyga arrimaha Somaliland oo la kulmay Xamse Warfaa ka tirsan dowladda Mareykanka.
Muqdisho :- Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta la kulmay mudane Xamse Warfaa oo ah Lataliyaha sare ee dimuqraadiyada iyo xuquuqul Insaanka ee xasaaradda arrimaha dibadda dowladda Mareykanka, kaas oo ay ka wadahadleyn xaalada guud ee dalka gaar ahaan arrimaha Somaliland. Ergayga ayaa uga mahadcelinayay […]
Guddoomiyiihii Xiriirka Ciyaaraha fudud ee Soomaaliya “Xil igama qaadi karo Faarax Cali Macalin’’.
Marwa Kadhija Aadan ayaa sheegtay in gudoomiye kuxigeen keeda uusa shaqo ka joojin ku sameyn Karin maadama ay doorasho ku timid. Waxay sidookale sheegtay in xil ka qaadisteeda ay ku iimaan karto oo kali ah hadii dhammaan xubnaha soo doortay ay u faristaan inay xilka ka qaadan. ‘’Hadda waxaa i dhinac fadhiya oo ila jooga […]
Maxamed Saalax oo sheegay inuu sii joogayo kooxda Liverpool oo uusan aaday Sacuudiga.
Mohamed Salah ayay “ka go’antahay” in uu sii joogo Liverpool sida uu sheegay wakiilkiisa, iyadoo la isla dhexmarayo warar la isla dhexmarayo oo ku saabsan inuu lacag badan ugu dhaqaaqi karo Saudi Arabia. Wargeyska Sucuudiga kasoo baxa ee Al Riyadiah ayaa sheegay in Al-Ittihad uu heshiis laba sano ah u soo bandhigay Salah oo uu […]
Kuuriyada Woqooyi oo jabsatay xogta shirkadda Ruushka u samaysa gantaalada.
Koox caan ah oo Kuuriyada Waqooyi ka soo jeedda ayaa si qarsoodi ah u jabsatay shabakadaha kombuyuutarrada ee horumarinta gantaallada Ruushka muddo ugu yaraan shan bilood ah sannadkii hore,Sida laga soo xigtay caddaynta farsamada ee wakaaladda wararka ee Reuters iyo falanqayn ay sameeyeen cilmi-baarayaasha amniga. wakaaladda wararka ee Reuters ayaa heshay kooxo basaasiinta internetka ah […]
Tababaraha Xulka Qaran Rachid Lousteque oo heshiis cusub u saxiixay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.
Muqdisho :- Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa Isniintii maanta ahayd labo sano oo dheeri ah ugu kordhiyay heshiiskiisa. Rachid Lousteque macalinka xulka Qaranka kubada cagta ayaa u dhashay dalka Morocco, iyadoo heshiiska cusub ka dhigan yahay si uu u hogaamiyo tababarka xulka qaranka Soomaaliya sida ay masuuliyiintu sheegeen. Dhanka kale Rachid Lousteque ayaa saxiixay […]
Taliyaha ciidanka CXDS oo kormeeray guutada Gumac ee Xoogga dalka.
Muqdisho :-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, ayaa maanta kormeeray ciidamada ilaalo qaran Guutada Gumac ee Xoogga dalka ee ku jiray xerada Ganeraal Goordan, kuwaa oo u diyaar garoobay inay Maalmaha soo socda ku biiraan Dagaalka Ciribtirka Khawaarijta. Ciidamadaan oo tababara kal duwan ku soo qaatay dalka dibadiisay ayuu taliyaha ciidanka ku booriyay […]