August 7, 2023
Hantidhawrka Qaranka oo sheegay in aan si wanaagsan loo maamulin lacago ay qabteen Safaaradaha Kenya, Turkiga iyo Jarmalka ee Soomaaliya.
Muqdisho ;- Hanti-dhowraha guud ee qaranka Mudane, Axmed Ciise Guutaale, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, kana hadlayey warbixin sanadeedka Hantidhawrka ayaa faah-faahin ka bixiyay baarista uu xafiiskiisa ku sameeyay qaar kamid ah safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay dibadda. Mudane, Axmed Ciise Guutaale, ayaa sheegay in baaristaan lagu sameeyay saddex safaaraddood ee Soomaaliya […]
Maxaa keenay in Natiijada C. ama D ay Ardaydu ka keeneen maadada Soomaaliga imtixaanka Dugsiyada sare 2023 ee G/Banadir.
Haddii aad fiirisay Natiijada imtixaanka Dugsiyada sare 2023 ee Gobalka Banadir.waxaad arkee in inta badan Maadada Afka somaliga ay Ardaydu keeneen C ama D, halka maadooyinka kale sida Fisikis iyo Xisaabta ama kuwa kale keeneen A ama B. Waxaad arkee Arday maadooyinka oo dhan heeysto A iyo B, laakin Maadada Af somaliga heysto C ama […]
Ciidanka Dowladda oo 45 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Hiiraan.
Muqdisho :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadoda Caalamiga ah oo hawlgal Qorshaysan 5-tii bishan ka fuliyay deegaanka Qoob Yaxaaas oo qiyaastii 80 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Buule-Burde ee gobolka Hiiraan ayaa halkaas ku dilay 45 dhagarqabe oo ay ku jiraan horjoogayaal. Sargaal ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka oo nala hadlay ayaa […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ka bilaabay kulammada abaabulka dadweynaha ee xoreynta dalka.
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dagaalka lagaga xoreynayo khawaarijta Alshabaab deegaannada ay kaga harsan yihiin Galmudug. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in odayaasha dhaqanka Galmudug ay laf dhabar u yihiin qorshaha ciribtirka khawaarijta, […]
