22 Apr, 2024
1 min read

Qarax lagu dilay maanta Sarkaal ka Tirsanaa Waaxda Canshuur aruurinta Magaalada Jowhar.

Wararka imaanaya  Magaalada Jowhar ee Xasrunta Dawlad  Gobolooledka Hirshabeelle ayaa sheegaya  in uu ka dhacay Qarax sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawac. Qaraxa ayaa Wararku ay sheegaya in Qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay islamarkaana uu ka dhacay Suuqa Xoolaha ee Magaalada Jowhar waxaana ku geeriyooday Sarkaal lagu magacaabayay Daahir Maxamed Kaanti kaas […]

2 mins read

Wasiirka Ganacsiga oo daahfuray dhaqangelinta heshiiska hubinta shixnadda dalka yimaada.

Muqdisho :– Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta furay xaflad loo sameeyey daahfurka iyo dhaqangelinta heshiiska hubinta waafaqsanaanta shixnadda ka hor oo hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ay la gashay shirkadda Bureau Veritas oo ah shirkad caalami ah oo hubin doonta tayada badeecadaha ka hor inta aan loo soo dhoofin dalka. […]

1 min read

Musuqmaasuqa aduunka iyo kaalinta ay Soomaaliya ka gashay.

Ha’adda caalamiga ah ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee lagu magacaabo (Transparency International) ayaa soo saartay warbixinteeda sannadlaha ah ee dowladaha caalamka iyo heerarkooda musuqmaasuq. Warbixintan oo ku salaysan sannadkii lasoo dhaafay ayaa Soomaaliya gelisay kaalinta ugu hooseysa oo ka dhigan in Soomaaliya tahay dalka ugu musuqmaasuqa badnaa sannadkii 2022. dalka ugu dhibacaha sareeya xagga musuq […]

1 min read

Waa maxay dhaliilaha loosoo jeediyey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya?

“Dhibaatada wasaaradda haysata way buux dhaaftay,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed (Dhabancad) oo ka hadlayey kulan maanta ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa oo ay lahaayeen Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka Soomaaliya. Waxa uu xildhibaanku walaac ka muujiyey tirada safaaradaha iyo dadka ka shaqeeya oo badan iyo […]

1 min read

labada Golle oo Akhrinta koowaad mariyeen xeerka qoondada ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka+Sawirro.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 2-aad ee wadajirka ah oo ajandihiisu ahaa akhrinta 1-aad ee xeerka qoondaha ku noqoshada miisaaniyada 2023-ka. Kulanka, ayaa waxaa goobjoog Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee […]

1 min read

Wasaaradda Waxbarashada oo Cadeesay Habraacii loo maray qaadashada macallimiinta Qaran.

Maalmahaan waxaa baraha bulshada lagu faafiyay in Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka ay warbxin ka soo saartay macallimiinta wasaaradda ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, wararkaas oo sheegaya in musuq-maasuq uu ka dhacay howlaha macallimiinta. Haddaba, Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka waxa ay halkaan ku caddeyneysaa in aysan sal iyo raad toona lahayn […]

1 min read

Odayaasha Dhaqanka XaaJi Cali ee Gobolka Sh/Dhexe oo ogolaaday Xabad Joojin.

Madaxweynihii hore ee Dowladii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamanka Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan iyo ayaa kulan kula qaatay Deegaanka Xaaji Cali Odoyaasha dhaqanka ee Degma Cadalle iyo Deegaanada Hoosyimaada. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin wasiiro oo ka socday […]

1 min read

Maraykanka oo ka Jawaabay Codsi uga yimid Dawlada Soomaaliya.

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorsheyaal lagu xoojinayo isbaheysiga milateri ee ay la leeyihiin dalalka Afrika, kaddib kulan ay la qaateen Wasiirka Gaashaandhigga XFS  C/qaadir Maxamed  Nuur iyo  taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal  Ibraahim Sheekh Muxyadiin. Dawlada Federaalka Soomaaliya Wada-hadallada ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa ammaanka Soomaaliya, iyadoo saldhigyo cusub loo sameyn […]

1 min read

Gudoomiyaha Ismaamulka Mandheera oo sheegay in boqolkiisa 60 kamida mandheera ay maamulaan Al-Shabaab.

Guddoomiyaha ismaamulka Mandhera Maxamed Aadan Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in boqolkiiba 60 kamida ismaamulka Mandhera ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Maxamed ayaa sheegay in joogitaanka dagaalyahanada ay saameyn ku yeelatay adeegyadii kala duwanaa ee ka jiray qeybo ka mid ah gobolka. Waxa uu ka hadlay kulan looga hadlayay amniga oo lagu doonayay sidii wax […]

1 min read

Dalalka Islaamka oo si weyn uga carooday kitaabka Qur’aanka oo markii labaad lagu gubay dal Yurub ka mid ah.

Kadib markii koox ka soo horjeeda Muslimiinta ay kitaabka Qur’aanka kariimka ah Jimcihii shalay ku gubeen magaalada Copenhagen ee caasimadda dalka Denmark ayaa waxaa soo baxaya in muslimiintu ay aad uga caroodeen dhacdadala midka ah tii ka dhacday Sweden, waxayna ugu baaqeen in maamulku ka hortagaan falalka nacaybka ku dhisan ee soo noqnoqda. Kooxda xagjirka […]