23 Apr, 2024
2 mins read

Israa’iil oo go’aan cusub ka soo saartay Muslimiinta haysta dhalashada Maraykanka.

Israa’iil ayaa sheegtay inay u oggolaanayso dhammaan muwaadiniinta Maraykanka ah, oo ay ku jiraan Falastiiniyiinta haysta dhalashada Maraykanku inay si fudud ugu safri karaan Israa’iil iyaga oo adeegsanaya garoomada caalamiga ah. Arrintan ayaa daba socota, dedaalka ay Israa’iil ku doonayso sidii muwaadiniinta dalkeedu ay u heli lahaayeen adeega Visa la’aanta ee Maraykanka. Illaa 40 dal […]

1 min read

Mas’uuliyiin loo heystsy Musuq maasuq oo Maanta Maxkamad la horkeenay=Magacyadooda=

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Maanta la horkeenay Afar Mas’uul oo katirsanaa hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya, kuwaas oo Xeer Ilaalinta Qaranka ay ku soo eedeysay inay ku kaceen eedo la xiriira musuq maasuq. Mas’uuliyiinta oo Dhalinyaro ay kamid yihiin ayaa Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ay ku kala xirnaayeen Xarunta Hay’adda dambi […]

2 mins read

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo baxday=Warsaxaafadeed=

Hay’adaha qaran ee kala ah Isgaarsiinta iyo Tayodhowrka ayaa maanta ku wargeliyay dhammaan shirkadaha isgaarsiinta iyo internetka inaan dalka la soo gelin karin qalab isgaarsiineed ama teknolojiyadeed oo aan haysan oggolaanshaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Tayordhowrka Soomaaliyeed (HTS). Ogeysiiska, oo waafaqsan qoddobka 59-aad ee Sharciga Isgaarsiinta, waxa uu xoogga saarayaa muhiimadda ay leedahay […]

1 min read

Shirweynaha Wadatashiga & Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada oo Muqdisho ka furmay.

Muqdisho,:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye (Ex School Polizio) si wadajir ah ugu daah furay Shirweynaha Wadatashiga iyo Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada. Shirweynahaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyeyaasha […]

1 min read

Ciidamo cusub oo ka qeyb qaadanaya xoojinta amniga Caasimadda oo la soo bandhigay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin ayaa booqday xarunta Gaadiidka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Dugsiga Tababarka Ciidanka Boliiska ee General Kaahiye. Xerooyinkan ayaa waxaa ku diyaarsan cutubyo cusub oo dhawaan kusoo biiraya Ciidanka Boliiska iyo Ciidanka ilaalinta Deegaanka ee Dowladda Hoose Xamar, […]

1 min read

Gobolka Gambella ee dalka Itoobiya oo bandow lagu soo rogay.

Maamulka gobolka Gambella ee galbeedka dalka Itoobiya ayaa soo rogay bandow habeenkii ah kadib markii dad badan lagu dilay rabshado hor leh. Bandowga ayaa mamnuucaya dhaqdhaqaaqa inta u dhaxaysa toddobada habeenimo ilaa lixda subaxnimo. Dowlad goboleedku ma aysan shaacin tirada khasaaraha balse waxa ay wacad ku mareen in ay la xisaabtami doonaan “mas’uuliyiinta la sheegay […]

1 min read

Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Muqdisho :- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee Guddiga Joogtada oo looga hadlaayay ajandeynta hindise sharciyeedyadda iyo heshiisyadda horyaala Golaha Shacabka BJFS. Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS oo uu goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad iyo dhammaan xubnaha guddiga […]

1 min read

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay degmada Qoryooley

Muqdisho,:-Howlgal qorshaysan oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo kaashanayey dadka deegaanka ka sameeyeen degmada Qoryooley waxaa ay ku wareejiyeen bar-control oo ay lacago baad ah khawaarijta uga qaadayeen shacabka ku safarka ah waddooyinka isku xirah qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellada hoose. Howlgalkaan ayaa intii u socday waxaa lagu qaarjiyay labo maleeshiyadka Khawarijta ka tirsanaa […]