1 min read
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay degmada Qoryooley
Muqdisho,:-Howlgal qorshaysan oo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo kaashanayey dadka deegaanka ka sameeyeen degmada Qoryooley waxaa ay ku wareejiyeen bar-control oo ay lacago baad ah khawaarijta uga qaadayeen shacabka ku safarka ah waddooyinka isku xirah qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellada hoose.
Howlgalkaan ayaa intii u socday waxaa lagu qaarjiyay labo maleeshiyadka Khawarijta ka tirsanaa sidoo kalena waxaa lagu soo afjaray ย haraadiga maleeshiyadii goobta ku sugneyd.
Ciidanka ayaa burburayey goobtii khawaarijta ay dadka uga qaadayeen lacagaha baada ah sida uu warbaahinta Qarnka u sheegay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose.
ย
ย
ย