1 min read

Golaha SSC oo dowladda Soomaaliya ka raalli geliyay hadal dhowaan ka soo yeeray.

Golaha sare ee dhaqanka SSC oo shir ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa soo saaray qodobbo dhowr ah oo ay sheegeen in ay kasoo bexeen shirkooda.

qodobada shirka waxaa kamida in goluhu uu raalli gelin ka bixiyay hadal dhowaan kasoo yeeray oo ahaa in dowladda Soomaaliya ay raalli ka tahay dagaalka Laascaanood.

Shirkan ayaa kusoo beegmada iyada oo weli ay socdaan dagaalada u dhexeeya dadka deegaanka iyo Somaliland.

halkan hoose ka akhriso qodobada kasoo baxay shirka.