26 Apr, 2024
1 min read

War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wadatashiga ee ka socday Muqdisho.

Waaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulanka Wadatashiga ee u dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ah ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,  madaxdii hore iyo siyaasiyiinta dalka. Shirka oo socday muddo labo cisho ah ayaa qodobadii looga hadlay waxa ay u badnaayeen arrimaha masiiriga ee dalka, gaar ahaan heshiisyada ay gaareen Golaha […]

1 min read

DEG DEG: Qaraxyo aad u xooggan oo goor dhow laga maqlay inta badan Xaafadaha Muqdisho.

Qaraxyo xooggan ayaa goor dhow abaare 8:15 fiidnimo ka dhacay magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya. Jugta qaraxan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana wararka hordhaca ah ay sheegayaan inuu ka dhacay degmada Xamar jajab. Qarax kale oo ka weyn kii hore ayaa sidoo kale goor dhow la maqlay weli lama hayo faahfaahinta qaraxyadan […]

1 min read

Al-Shabaab oo qabsatay mid ka mid ah saldhigyadii ay wareejiyeen ATMIS.

GERILEY :- Maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley ee gobolka Gedo, oo ay dhammaadka bishii hore ka baxeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland ayaa VOA u sheegay inay Al-Shabaab halkaasi soo weerareen maanta barqadii, ayna la wareegeen. Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegay inay ku […]

1 min read

Golaha Wasiirrada XFS oo ka hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen ansixinta Wasiiro cusub.

Muqdisho.:–Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo loo magacaabay Mudane, Axmed Saciid Maxamed, kaddib soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha. Golaha ayaa sidoo kale ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee magacaabista xubnaha Golaha Maamulka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shir Isbeddelka Cimilada+Video

Muqdisho, :- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynaayo barnaamijka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada Cagaaran iyo Great Green Wall initiative oo ay ku mideysan yihiin 11 waddan,ayna Soomaaliya ku noqonayso 12-aad. Wasiirka deegaanka iyo is badelka Cimilada XFS Khadiijo Maxamed Almaqsuumi ayaa faah […]

1 min read

Ilhaan Cumar oo diidday inay hor fariisato madaxweynaha Israa’iil.

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa diidday inay ka qeybgasho hadal-jeedinta madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog oo lagu wado inuu Arbacada soo socota khudbad ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee Congress-ka Mareykanka. “Bishii lasoo dhaafay, waxaan kasoo horjeestay martiqaad loo fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi si uu uga hadlo fadhiga wadajir ah, […]

1 min read

Gudoomiyaha rugta ganacsatada Soomaaliya oo kulan la yeeshay dhigiiaa Rugta Ganacsiga Serbia.

Muqdisho, :- .Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali Gabayre ayaa safar shaqo ku jooga  Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia,waxaana uu kula kulmay Madaxa Rugta Ganacsiga Serbia iyo qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee dalka Serbiya kuwaas oo ka mid yihiin Shirkadaha kala ah, Shirkadda weyn ee ganacsiga Beeraha, kaluumeysiga […]

1 min read

RW Xamsa oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiintii ka qayb gashay shirka wadatashiga.

Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Xalay hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Mudane Xamse ayaa Ra’iisul Wasaarayaasha hore warbixin qoto-dheer kasiiyay shaqada Xukuumadda iyo guulaha ay ku […]