19 May, 2024
1 min read

Joint Operation Eliminates 17 Al-Shabaab Members Near Welmaro Village.

Weel-Maarow: – Seventeen members of the Al-Shabaab terrorist group were killed in a joint operation carried out by the National Army’s commandos, known as DANAB, and Jubaland regional forces. The operation took place near Welmaro village on Wednesday evening. The individuals targeted in the operation were part of a group of recruited suicide bombers who […]

1 min read

In ka badan 16-ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab oo lagu dilay Jubada hoose.

Kismaayo : – Ciidanka Kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahaayeen duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay ku dileen ilaa 17 dhagar qabe oo ka tirsan Al-Shabaab. Tiro maleeshiyo ah oo dhawaan ka soo qalinjabiyey dugsi isqarxinta lagu baro dhallinyarada cadowgu qalday oo ku yaala […]

1 min read

Ciidamada Sirdoonka oo hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyey xuduuda labada Shabeelle.

Muqdisho:- Ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduuda ay wadaagaan gobollada Shabeelooyinka, gaar ahaan tuulooyinka Sabyo, Buula-madiina iyo Beerta Shire-jiis, waxaana howlgalladaas lagu soo qabtay xubno lagu tuhmay inay gacan-saar la leeyihiin Al-Shabaab. Sidoo kale ciidanka hey’adda NISA ayaa howlgalladaas ku burburiyey goobo ay ku […]