01 May, 2024
1 min read

Ciidamada Danab iyo Gorgor oo burburiyey fariisimo Al-Shabaabku ku lahayd deegaano ka tirsan Galgaduud

Galcad :- Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayeen deegaano hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Ciidanka ayaa howlgalka ka fuliyey Baraag Sheekh Caamir, Ceel-dhigtaar, Ceel-ciid iyo deegaano kale, Taliyaha ururka 9-aad ee Gor Gor Dhamme Cabdiwali Axmed Xuseen oo howlgalka hoggaaminayey ayaa sheegay in […]

1 min read

War Deg Deg ah: Madaxweynaha Turkiga oo ugu danbayn oggolaaday ku biiritaanka Sweden ee Nato.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ogolaaday inuu taageero qorshaha Sweden ee ku biirista Nato, sida uu sheegay madaxa gaashaanbuurtaasi, Jens Stoltenberg. Waxa uu sheegay in hogaamiyaha Turkiga uu u gudbin doono dalabka Sweden, baarlamaanka Ankara isla mar ahaantaana uu “xaqiijin doono ansixintiisa”. Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaraha Sweden Ulf Kristersson ayaa dhankiisa sheegay in “aad […]

1 min read

Prime Minister Hamza Abdi Barre Chairs Pivotal Meeting on Somalia’s Admission to East African Community Bloc.

Mogadishu :– Prime Minister Hamza Abdi Barre chaired a pivotal meeting this afternoon, discussing the exciting prospects of Somalia’s admission to the East African Community (EAC) bloc. The discussion focused on the thorough preparations required for the upcoming negotiations with the East African Community, highlighting the Prime Minister’s commitment to fostering regional integration and cooperation. […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar garowga ku biirista (EAC).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC), kadib markii dhowaan la aqbalay codsiga Soomaaliya inay ka mid noqoto Ururkaasi. Kulanka oo ay ka soo gaybgaleen mas’uuliyiin […]

1 min read

Erdogan oo war hor leh ka soo saaray damaca Sweden ay ku dooneyso inay kaga mid noqoto NATO.

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono qorshaha ay Sweden ku dooneyso inay kaga mid noqoto Nato haddii Midowga Yurub uu furo wadahadalka xubinimada dalkiisa. Madaxweynaha ayaa sidookale ka digay inaan cidna ka sugin inuu tanaasul ka sameeyo dadaalka Sweden ee ku biirista NATO. Gelinka dambe ee isniinta ayaa lagu wadaa inuu wadahadal […]

1 min read

Bisha June oo noqotay bishii ugu kululeyd.

Hay’adda Cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay heer kulka sare ee laga diiwaan geliyey Aduunka. Xogtii u dambaysay ee Hay’adda Saadaasha Hawada Adduunka (WMO) waxay muujinaysaa in dunidu ay bishii June aad u kululaatay, iyada oo ay la socoto heer kulka badda ee ugu sarreeya ee la diiwaan geliyo […]

1 min read

Somali Diaspora Conference Inaugurated in Mogadishu.

Mogadishu, :– The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, Abshir Omar Jama (Hurusee), inaugurated the Somali Diaspora Conference in Mogadishu today. The conference was attended by ministers of the Federal Government of Somalia, members of both houses of Parliament, civil society representatives, and members of the Somali diaspora. […]

1 min read

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo hawlgal ku dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho:- Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanayey Ciidanka degaanka Bajeela ayaa howlgal Qorshaysan oo ay ka fuliyeen Duleedka degaanka Baraag-Ciise waxay ku dileen xubin ka mid ah Maleeshiyaadka  khawaarijta halka mid kalena  nolasha lagu soo qabtay, ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay  mooto, isgaarsiinta ciidanka iyo hubkii ay wateen dhagar qabeyaasha weerarka ay ku qaadeen. […]

4 mins read

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 1-aad

Waa maxay Musuqmaasuq?:- Musuqa Luqada Ingiriiska waxa lagu yiraahdaa(corruption),Carabigana waa(fasaad) Macno ahaanna waa  sharciga oo la qaloociyo iyo wax is daba marin  noocya badan leh(transgression).dhanka kale haddii loo dhigo Musuqmasuq waa lunsasho hanti dadweeyne, wuxuuna ka dhici karaa hey’adaha dowladda(Public sector) iyo kuwa gaarka loo leeyahay (Private sector). Noocyada Musuqa:- Qeybaha uu Musuq maasuqu u kala baxo […]

1 min read

Ciidanka Dowladda oo hawlgal ka dhan ah Al ka sameyay G/Shabeellaha Hoose.

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal lagu baacsanayo firxadka khawaarijta ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo. Howlgalka waxaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah oo lagu tuhmay inay la shaqeynayeen Khawaarijta, waxaana lagu burburiyay fariimo si qarsoodi ah ay halkaas uga sameysteen Khawaarijtu.