20 May, 2024
1 min read

Danjire Kullane oo ka qeyb galay madasha iskaashiga caalamiga ah ee Shiinaha.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha  Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda horumarinta Caalamiga ah ee Shiinaha (CIDCA) ee Madasha Wax-qabadka Caalamiga ah ee horumarinta wadaagga oo ka dhacay xarunta saaxiibtinimada ee magaalada Beijing. Madasha CIDCA, oo ah madal la aasaasay ka dib wada-hadalladii heerka sare ee […]

1 min read

Wasaaradda Caafimaadka oo olole cayayaanka lagu buufinayo ka bilowday xeryaha barakacayaasha Baydhabo

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Qeybteyda  Duumada oo kaashaneysa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ololaha buufinta cayayaanada ka wada kaamamka ay deganyihiin dadka barakacayaasha ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ololahan oo socon doona mudo 20 maalmood ah ayaa loogu talagalay in looga […]

1 min read

Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida+Sawirro

Shacabka magaalada Xagar ayaa si diiran  soo dhaweeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland , kuwaasi oo goob fagaare ah isugu soo baxay, iyagoo muujiyey sida ugu faraxsanyihiin guusha ay ciidamada qalabka sida soo hooyeen. Saraakiisha Ciidanka ayaa Shacabka Xagar  kula hadlay Bartamaha Magaalada waxaana ay uga Mahadceliyeen sida diiran ee ay usoo […]

1 min read

Xildhibaanno soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee PUntland.

Xildhibaanno ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee Puntland. warqad ay soo saareen kooxdu ayey kusoo jeediyeen shan talo oo guud ahaan ku saabsan Puntland, waxaana ka mid ahaa “in la adkeeyo difaaca gobolka Sool lagana qayb qaato xoreyntiisa”. Dhanka doorashada ayey ku […]