29 Apr, 2024
1 min read

Odayaasha dhaqanka K/Soomaaliya oo gaaray Hargaysa si xal uga gaaraan colaada Laascaanood.

Odayaasha dhaqanka ee koonfurta Soomaaliya uga yimid dhexdhexaadinta colaadda Sool, ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Hargeysa. Odayaashan ayaa hore u tegay magaalada Laascaanood, halkaas oo ay kula soo kulmeen Garaadada SSC. Waxey hawlahan dhex dhexaadinta ku jireen odayaasha in muddo ah. Haatan gaaristooda Hargeysa, ayaa ah markii ugu horeysay oo ay halkaasi tagaan, tan […]

1 min read

Dhinacyada ku dagaalamaya Sudan oo u hoggaan samay xabad joojinta lagu dhawaaqay.

Xaalad degenaansho ayaa laga dareemayaa caasimadda dalka Suudaan ee Khartoum, iyadoo heshiis xabbad-joojin lagu dhawaaqay. Heshiiskan ayaa soconaya 72 saacadood, iyadoo ay isla oggolaadeen ciidammada dawladda oo ah Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF), iyo kooxda militariga ee Taageerada deg degga (RSF). TV-ga Sacuudiga-Al-Carabiya, ayaa subaxnimadii Talaadada sheegay in heshiiska loo hoggaan samayo, ilaa hadda […]

1 min read

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaan ku dhow Matabaan.

Wararka naga soo gaaraya degaanka Madax-Maroodi ee kuyaalla deegaan dhaca Galbeedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan kaas oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Hal Ruux ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday halka mid kalena uu dhaawacmay kaddib markii  dableey hubeeysan ay […]

3 mins read

Bajaaj A & B maxaa ka dhalan karo?

Danta Amni iyo Tan Siyaasadeed ee Dowladu ka leedahay ma ogi waxa ka dhalan karo. Laakin Dhaqaala ahaan maxaa ka dhalan karo? Ugu horeyn Dhibaatada Bajaajku ma ahan in tiro ahaan ay Magaalada ku badan yihiin Bajaajyadu ee waxa ay noqon kartaa in Waddoyinku ay ku yar yihiin Magaalada. Haddii wadooyinka xiran loo furi lahaa, […]

1 min read

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Madaale oo digniin soo saaray.

Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo kulan la qaatay maaamulada degmooyinka iyo hay’adaha amniga ayaa ka hadlay xaalada amni ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay diirada saareen waqtiyadii ugu dambeeyay la dagaalanka ciyaal weerada, Kooxaha hubeysan ee dilalka iyo dhaca geysta iyo kuwa ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya […]

1 min read

Soomaali ku go’doonsan xadka u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya.

Soomaali farabadan oo ka cararay colaada kajirta Magaalada Khartuum ee caasimadda waddanka Suudaan ayaa gaaray xadka ay wadaagaan dalalka Suudaan iyo Itoobiya. Soomaalidaan oo boqolaal gaaraya ayaa qaarkood ay sheegeen inay wajahayaan dhibaatooyin kala duwan maadaama waqti badan ay joogaan xaduudka labada dal. Dr Cabdiraxmaan Xuseen Ismaaciil oo kamid ah Soomaalida ku go’doonsan xaduudka Suudaan […]

3 mins read

Xabbad-joojin looga dhawaaqay Suudaan.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhinacyada isku haya Suudaan ay ku heshiiyeen xabbad joojin 72 saacadood ah laga bilaabo saqdii dhexe ee xalay. Waa ugu yaraan xabbad-joojintii saddexaad ee lagu dhawaaqo tan iyo markii ay dagaallada sokeeye ka qarxeen bishan balse midna ma aysan dhaqan gelin. Mr Blinken ayaa sheegay in […]