February 2023
In ka badan boqol qof oo looga cabsi qabo inay ku dhinteen badda Talyaaniga.
Waxaa jirta cabsi laga qabo in in ka badan 100 qof oo ay ku jiraan caruur ay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay badda koonfurta Talyaaniga. Ugu yaraan 62 qof oo tahriibayaal ah ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, iyadoo 12 carruur ah la sheegay inay ku jiraan dadka dhintay oo uu […]
Xiisad ka taagan garoonka diyaaradaha Doolow kadib iska horimaad ka dhacay.
Doolow — Xiisad ayaa ka taagan garoonka diyaaradaha ee magaalada Dooloow maanta kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi. Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled Xaawo iyo magaalada Doolow. Bishan 18-keedii ayaa magaalada Beled Xaawo qarax lagu dilay taliyihii ururka 28-aad ee […]
Somaliland oo loohu baaqay inay ciidamadeeda ka saarto magaalada Laascaanood.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay dhibaatada ka socota Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Wasiirka oo hadal ka jeedinayay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ku celiyey mowqifka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ah in xabadda la […]
Madaxweyne Xassan Sheekh oo loogu baaqay inuusan saxeexin sharciga Hay’adda NISA.
Hay’dda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday MadaxweynahaSoomaaliyainuu dib u dhigo saxiixa hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, kaasoo hay’addu sheegtay inuu ballaarin doona awoodaha NISA oo horey loogu bartay tacaddiyada. Hindise sharciyeedka cusub oo uu ansixiyay Barlamaanka Soomaaliya ayaa NISA waxaa uu siinayaa awooddo ballaaran oo ay dadka ku […]
Shil diyaaradeed oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Ballidoogle
MUQDISHO — Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada howlgalka Midowga Africa ee ATMIS oo tababareysay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ku burburtay deegaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, taasoo ay ku dhinteen saddex qof, siddeed kalana ay ku dhaawacmeen. ATMIS ayaa wax laga xumaado ku tilmaannay in saddex ka mid ah kow […]
Horumarka isgaarsiinta 100 Sano kadib.WQ: Yahye Amir.
Waxaa jiray Waddo Tareen oo isku Xirto Magaalooyinka Mogadishu, Jowhar iyo Afgoi. ( F.S: 1-3) Maanta waxaa 99 Sano laga joogaa markii la furay Wadadaa. Xafladii lagu Furayay wadada Tareenka ee isku Xirto Afgoi – Mogadishu, ayaa ka dhacday Magaalada Afgoi 24/08/1924 Waxaana furay Nin Lagu magacaabi jiray Luigi Di Amedo. (F.S: 4aad) Ku dhawaad […]
Al-Shabaab oo Wacad ku martay inay dili doonaan koooxaha Daroogada ka Ganacsada iyo kuwa Ciyaal Weerada.
Muqdisho – Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay in rag ka tirsan waxa ay kooxdaasi u taqaaan ”Amniyaadka” oo ka dhigan sirdoonkoodu ay toogteen nin ay magaciisa ku sheegeen Cabdulqaadir Carab. Ninkan ayay Shabaabku ku sheegeen in uu ahaa madaxii ka ganacsiga daroogada dhalan rogtey dhallinyarada Muqdisho iyo meelo kale iyo xitaa Gaangiska iyo Ciyaal-wirifka qaarkood ee Taanbuugga […]
Deg Deg: Ciidamada Sommaliland oo la sheegay inay isaga baxeen goobihii lagu dagaalamay.
Wararka laga helayo Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay saqdii dhexe ay Ciidamada Somaliland isaga baxeen degaannada maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogan ka dhacayeen. Shalay subaxdii hore ayaa duleedka magaalada Laas-Caanood waxaa ka dhacay dagaal aad u xooganaa kaas oo keenay in Ciidamada degaanka ay la wareegaan degaano ay […]
Laba Shaah kee macaan?
1.Eedadeey Meeymuun AUN, markaan Gurigeeda Tuulada ugu tago Galabtii waxay i siin jirtay Shaah, waxayna iigu Cadeyn jirtay Caano ay markaa ka soo listay Dhowr Ceesaamo oo irmaan oo u joogtay. Jalamad duq ah iyo Xaabo kala nuuc ah ayeey ku kari jirtay. ( F.S:1aad). 2. Eedadeey Caasho Markaan ugu tago Gurigeeda Magaalada Muqdisho, waxay […]
Dhul gariir cusub oo marr kale ku dhuftay dalka Turkiga.
Dhulgariir cusub oo cabirkiisu yahay shan dhibcood iyo saddex, ayaa laga soo sheegay bartamaha dalka Turkiga. Khubarada cilmiga dhulka, ayaa sheegay in xudunta dhulgariirka ay ku taal gobolka Niğde. Waxaa laga dareemayay gariir magaalada caasimadda ah ee Ankara. Ma jiro wax war ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay dhul gariirkan. Waxay ku soo beegantay […]