1 min read

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo siyaartay Qabriga Sheekh C/Qaadir Jilaani+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka EE BFS Sheekh maxamed nuur Aadan Madoobe ayaa booqday Misaajidka uu ku aasan yahay AUN Sheekh Cabdulqaadir Jeeylaani oo ku yaalla Magaalada Baqdaad ee Caasimada dalka Ciraaq.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa marka uu booqday waxaa ku soo dhaweeyay Culimo iyo Iimaamka masjidka isagoo la wadaagay dadka soo siyaarta qabriga Sheekha oo ka kala yimaada dalal fara badan oo dunida dacaladeeda ku yaalo, waxayna uga mahad celiyeen imaatankiisa.