16 May, 2024
1 min read

Suarez oo diiday in uu raalli gelin ka bixiyo arrintii uu ku sameeyay Kooxda Ghana.

Weerar yahanka xulka qaranka Uruguay, Luis Suarez, ayaa diiday in uu raalligelin ka bixiyo kubbaddii uu gacanta ku qabsaday markii ay kulan ka tirsan Koobka Adduunka la ciyaarayeen xulka Ghana sanadkii 2010. Suarez ayaa garoonka laga saaray ciyaarta oo mareysay daqiiqaddii ugu dambeysay ee waqtiga dheeriga ah. Ghana iyo Uruguay ayaa ku hardamayay Siddeed Dhammaadka […]