1 min read

Wakiilka nadiga Elman oo lagu soo dhaweeyey Netherland

Waxaa dalka Nederland lugu soo dhaweyay sama fale Mahad Muxiyidiin Cali ahne wakiilka nadiga kubadda cagta ee Elman ee qarada yurub.

Mahad ayaa waxaa si gacma furan ku soo dhaweyay gudoomiyaha jaaliyada Nederland Cabdilqadir Cali Nune waxaana koob soo dhaweyn ah loogu qabtay magalada Amesford

Hadaba ciyaarahasi soo dhaweynta ah waxaa ka soo qeyb galay afar kooxood oo ku kala ciyaarayay magayada Shabelle Shop oo ka dhisan magalada Zwolla iyo koox ka socotay dalka Beljimka ayagana ku dheelayen magaca Asalti oo ah ayagama naadi ka dhisan dalka Biljamka iyo koox ka dhisan malagalada Amesford oo ku dheylayen magaca Sam Boys. Ellman oo ayagana ku leystay koobkasi soo dhweynata ah loo sameyanayay ma had muxiyidiin cali samafale udega dadka bahi yaha garka qaba mahad mar uu lahadlay saxafada ayaa waxaa uu carab ka ku ad key ay in sanad waliba bishan oo kale laqaban doono cayaaro saxiibtinimo

Dicember dabayaqadeda sidasina waxa soo dhaweyay gudoomiyaha jaaliyada Naderland Cabdulqadir Cali Nune iyo macalin ka kooxda Som Boys macalin Xasan oo ad ugu farxayay balanqaadyadii u sameyay samafale Mahad Muxiyidiin Cali.

Kadib marka uu ka soo baxay qeyb kamid ah balamadi lisla garayay gunananudki kulankasi waxaa kahadlay cabdulqadir mansuur oo ah macalinka kooxda la socotay naadiga Zwolla kuna dheelayeen magaca Shabelle Shop.

Halka hadalka ka sii qatay macalin adan aweys ooah macalin ka socaday dalka beljimka asagana amanay nadiyada kadhisan dalka hollan gar ahaan magalada Amisford

Bashiir Jiidaal Baroow
soomaliweyn Holland