1 min read

Taageerayasha Arjantiin oo u hambalyeeyey guusha koobka ciyaaraha aduunka


Qaliif Maxamed Ibrahim oo ah tageero kooxda Arjantiin oo ku guleysatay koobka aduunka ayaa hambalyo hawada umariyay dhamaan tagerayaasha xulka Arjantiin.

Qaliifka ayaa waxaa uu shegay in waligiis tagera u ahaa nadiga xulka kubada cagta ee arjantiin waxaa kaloo ushegay in waligii sacabaha u tumayay ciyaaryahanada kubada cagta ee Arjantiin.

Qaliifka ayaa waxaa uu ushegay in kubada cagta ay awalba islaamka ka soo jedaan 36 sano kadib in manta laga dajiyo kobka aduunka xarunta bonis aris waa guul ayaa uu dhahay.

Qaliifka waxaa uu uu sheegay guul iyo guuldaraba waligii ku xirna nadiga xulka qaranka arjantiin kubada cagta ayaa waxaa ku baxsaday asxabalkahfi agoona isku bas basayaan ayaa ay kabaxsadeen goob lugu gayay.

Hadaba qaliif maxamed ibrahin ayaa runtii guushii ay gareen xulka kubada cagata arjantiin kana badiyeen xulka farhan siiska mahan tagero imadeyda mid aan halkan ku soo kobikaro ayaa uu dhahay mar uu lahadlayay.

warbahinta somaliweyn

Bashiir Jiidaal somaliweyn