13 May, 2024
1 min read

Guddoomiye ku xigeenka amniga G/Banaadir oo Yaaqshiid kula kulmay saraakiisha ciidanka xasilinta.

Muqdisho :- Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) oo uu wehliyo Xog’hayaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Feysal Caraale Afrax ayaa waaxda Juungal ee degmada Yaaqshid kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta caasimadda. Kulankan oo ujeed kiisa ahaa xoojinta la dagaalanka khawaarijta iyo burcada ayaa waxaa goob joog […]

1 min read

Gabdhaha xulka Ingiriiska oo markii ugu horeysay gaaray finalka Koobka Aduunka. 

Gabdhahs  Ingiriiska, ayaa markii ugu horeysay gaartay finalka koobka aduunka haweenka, iyagoo ka adkaaday kooxdii ka socotay dalka Australia, ee qeybta ka ah marti galinta Koobka Kubadda Cagta Adduukna ee haweenka, taasoo ahayd mid taariikhi ah kana dhacday magaalada Sydney. Tani ayaa sawaxankii ka imanaya jamaahiirta u badnayd garoonka Australia hoos u dhigtay, taasoo ay […]

1 min read

Ciidamada dawladda oo toogtay ismiidaamiye waday gaari Miinaysan.

MASAGAWAY :- Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inay toogteen ismiidaamiye waday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, duleedka tuulada Xuseen Cagey oo u dhow Masagaway oo ka tirsan gobolka Galguduud. Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa soo tebisay in ciidamada amnigu ay ismiidaamiyahaas ku dileen toogasho. Dhinaca kalena, ururka al-Shabaab ayaa sheegtay in qof ka tirsan maleeshiyaadkooda […]

1 min read

Duqa Muqdisho oo soo xiray tababar ku saabsanaa doorka hoggaaminta hqabaweenka.

Muqdisho :– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray tababar socday muddo 3-cisho oo loo qabtay ururka haweenka Gobolka Banaadir, kaas oo ku saabsanaa doorka hoggaaminta haweenka. Xiritaanka tababarkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir iyo guddoomiyaha […]

1 min read

Dowladda Imaaraat-ka oo sheegtay inay gacan ka geysan doonto wada hadallada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Muqdisho :- Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wada hadallada DFS iyo Somaliland Mudane , Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan qoto dheer la qaatay safiirka dalka aynu walaalaha nahay ee Isu tagga Imaaraadka Carabta Mr. Ahmed Jumah Alromaith. Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan […]

1 min read

Ciidamada Kenya oo Mandheera xiray Xildhibaan ka tirsan Jubbaland.

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska. Sida ku cad warqad dacwad ah uu helay wargeyska kasoo baxa Kenya, The Standard, xildhibaan Yuusuf Maxamed Gurxan ayaa la qabtay isagoo heysta kaarka aqoonsiga Kenya oo la sheegay inuu si been abuur […]

1 min read

Golaha Shacabka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka.

Muqdisho :- Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel Mariyey Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo maray aqrintiisi sadexaad. Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo cod gacan taag ah la geliyay ayaa waxaa ka aamusay 4 xildhibaan, waxaa diiday 3 xubnood, waxaana oggololaatay 135 sida uu sheegay guddoomiye ku […]

1 min read

Madaxda Galbeedka Afrika oo 17-18-ka bishaan ka wadahadlaya xiisadda Niger.

Madaxda militariga ee ka socda ururka dhaqaalaha ee galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa lagu wadaa in 17-18-ka bishaan ay kulan ku yeeshaan dalka Ghana,si looga hadlo suurtagalnimada faragelin militari oo lagu fuliyo  Niger. Kulanka la qorsheeyay in uu dhoco maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ee soo socda ayaa yimid, ka dib markii madaxda ururka ay todobaadkii hore […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay la taliye cusub.

Muqdisho :- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr; Hodan Cismaan Cabdi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sameeyay magacaabistan kadibn markuu arkay kartida, aqoonta iyo waaya-aragnimada Marwo Hodan, isla markaana uu Tixgaliyay baahida loo qabo in la hormariyo […]