19 May, 2024
1 min read

Sidee Magaalada Ceel Buur loo qabtay?.

Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada Beelaha ayaa wada sheeganayo Guusha marka dusha sare laga eego. Laakin wariye Khadka kula xiriiray Goobta Dagaalka ayaa yiri: A. Halloow Ciidamada Qaranka. ( waxaan joognaa Aagga Hore ee Ceel Buur ) Ciidamada Qaranka aragnaye, Bal aan waco 10 Beellood. B. Halloow, Halloow,, Halloow. Beelaha 1-10aad. 1. Goobta Adeega ma joogo. […]

1 min read

Dibadbaxyada lagu dalbanayo sii daynta Sheegow oo sii fidaya!!!

Beledweyne: Bannaanbaxyo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dalbanayey sii daynta sarkaal ka tirsanaa ciidanka oo laamaha amnigu qabteen ayaa ku fiday meel ka baxasan Muqdisho.Dibadbax ayaa maanta laga soo sheegay magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar ee maamul goboleedka Hirshabelle. Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, taageerayaasha Sheegow Axmed Cali ayaa ku maray waddooyinka socod ay […]

4 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 370=Haddii ay Doodda badiso waxay aheyd inuu qaato Taladii Dhoodaan ee Bulooy Shaah inoo kari=.

1. Oday Reer Gaalkacyo ahaa ayaa waxa uu maqlay Wiilkiisa yar oo Musqusha ku dhax Akhrinayo (( Dalacal Badru Caleynaa, Wajaba Shukru Caleeynaa)). Wiilkii markii uu Musqushii ka soo baxay ayuu Ul Baakoor ah ku garaacay, Ooyintii Wiilka ayaa Hooyadii ku soo baxady kuna tiri: war maxaad Wiilka sidaa ugu dilee? Odaygii ayaa si kalsooni […]

4 mins read

Waa tuma Gabadha Soomaaliyeed ee basbaaska ay sameyso dunida laga hadal hayo?

Ubax Xasan, oo asalkeeda Soomaaliya ka soo jeedda ayaa waxay soo jiidatay warbaahinta dunida, kaddib markii basbaas ay sameyso aad looga hadlay. Ubax oo dharka xayeysiisa, waa milkiilaha shirkadda UBAHHOT, oo soo saarta basbaas diyaarsan, waxaana basbaaskeeda looga hadlay majaladaha caanka ah ee Oprah Daily, Forbes, Vogue, iyo qaar kaloo badan. Waxaa gabadhan aad loogu […]

2 mins read

Ha ku deg degin Go’aanka. =Faallo=

1.Nin ayaa ku dhax dhintay, Goob caweeys ” Night Club”. Nin kale ayaa ku dhax dhintay Masjid. Nin ayaa yiri: kii Kalaabka ku dhax dhintay waa khasaaray, kii Masjidkuna waa faa’iiday.(F.S: 1aad) Ha ku degdegin Go’aanka Waxaa dhici karto in kan Night Club-ka ku dhax dhintay uu u galay Kalaabka in uu Dadka ku jiro […]