1 min read

Sheeg  Culimadaan Soomaalida ah Magacyadooda oo Saddaxan?

Waxaa jiro, Culimo Magacyadooda Dadka badankiisu aynan Aqoon, Laakin magac kale oo ay ku caan bexeen loo yaqaan. ( F.S: 1aad)

Culimadaan Somalida ah Magacyadooda oo Saddaxan sheeg?

1. Macalim Biyamaaloow.
2. Sh. Ooyaaye.
3. Sh. Duduma gale.
4. Sh. Gabyow “wacdiyow”
5. Sh. Boqol soon.
6. Sh. Abdaal.
7. Sh. Burci.
8. Sh. Barkaan.
9. Sh. Cawareere.
10. Sh. Jabarti.
11. Sh. Loobage.

Qore: Yahya Amir