03 May, 2024
2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 348aad =Cadaalad darada Dalka ka jirtana Yeyna si kale kuula muuqan=

1. Dhoorka Dhalinyarada iyo Bidaarta Qurba joogto Yeyna wax kale kuula muuqan. ( F.S: 1,2 & 3aad) ( Cadaalad darada Dalka ka jirtana Yeyna si kale kuula muuqan) 2. (Haddii Beeshii la siiyay wasiirka Cadaaladu Cadaalad daro ka cabaneyso). ( Haddii beeshii la siiyay Taliska Nabadsugidu Nabadgalyo Xumo ka cabaneyso). ( Haddii Beeshii la siiyay […]

3 mins read

Wax badan ka baro sababta ay Booliisku astaan uga dhigteen GOODIRKA (9 dhaqan oo u gaar ah).

Astaamaha iyo dabeecadaha Goodirka. Horta Goodirku waa jaad kamid ah ugaartii dalkeenna joogi jidhay beri, balse dabadeed sababo jiray walina haatan jira awgood dalalka dariska uga dalaabay imminkana wali jooga. Kama gaarno kaansho ku filanna si sahlan ugu heli mayno tin iyo cirib ka sheekayntiisa oo idil, hayeeshee waxaan isku dayayaa bal inaan waxuun ka […]

3 mins read

Xageey ku soctaa Euro 30 Million ?.

Xageey ku soctaa Euro 30 Million. Fadlan iiga jawaab Su’aalaha la xiriiro Mashruucaan. 1. Hotel Decale oo ku dhax yaal Garoonka Dayaaradaha Adan Cade, waxaa lagu qabtay Seminar 5-7 March 2023. S. (( Maxaa loogu qabtay Decale, iyada oo la heli karay Goobo ka kharaj yar?)) 2. Seminarku waxa uu hor dhac u ahaa ( […]

1 min read

Yaa isku dilayo Laascaano?=Faallo=

Dir iyo Daarood Miyaa? MAYA. Isaaq iyo dhulbahante miyaa? MAYA. Somali Land iyo SSC miyaa? MAYA. Somaliya iyo Somali land miyaa? MAYA. Haddana intaba si Dadban ayaa loo sii dhax markaa. 1. Weligaa ma aragtay Golaha Ammaanka oo ey ku jiraan 5-ta Dowladood oo Leh Codka VETO oo ka shirayo Magaalo yar iyo Tuulooyin ku […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-346=Dad ayaa u meelyo in Meel kasta laga yaqaan, oo ku leh i ma taqaanid miyaa?=

1. Nin Bakhiil ahaa ayaa Xildhibaannimo loo soo doortay. Mushaarkii ugu horeeyay markuu qaatay ayaa Hooyadii Geeriyootay. Waxaa la bilaabay Qabanqaabadii Aaska. Waxaa lagu yiri: keen 30 Dollar. Waxa uu yiri: Maxey tahay?. Waxaa lagu yiri: Waxaa la siinaa Islaantaan Masaakiintaa ee noo Dhaqday Meydka Hooyadaa. Waxa uu yiri: ka soo dhameeya 5 Dollar. Waxaa […]

1 min read

Laba Shaah kee macaan?

1.Eedadeey Meeymuun AUN, markaan Gurigeeda Tuulada ugu tago Galabtii waxay i siin jirtay Shaah, waxayna iigu Cadeyn jirtay Caano ay markaa ka soo listay Dhowr Ceesaamo oo irmaan oo u joogtay. Jalamad duq ah iyo Xaabo kala nuuc ah ayeey ku kari jirtay. ( F.S:1aad). 2. Eedadeey Caasho Markaan ugu tago Gurigeeda Magaalada Muqdisho, waxay […]