1 min read

Raadkii Musuqa ma la tiray?

Beesha Caalmka ayaa Somaliya Xujo uga dhigtay in lala dagaalamo Musuq maasuqa.


Kadibna, Xafiisyo badan oo Somaliya ku yaal oo Shibil iyo Ciidanba leh ayaa la faray in ay la dagaalamaan Musuq maasuqa, waxa ay la yimaadeen farsamo cusub oo lagula dagaalamo Musuqa Cusub iyo Raadkii uu ka tagay musuqii hore.

Waxaa la ogaaday Haddii la tiro Raadkii Musuqii hore in uu soo baxayo Raad cusub, farsamadii cusbeedna ay shaqeey weeyday.

Sababta markii la baaray waxaa la ogaaday in Habkii hore ” System-kii” la bedelay, laakin aan Dadkii la bedelin oo Raadkoodii uu xafiisyada ku sii farcamayo. (F.S:1aad)

Qore: Yahya Amir