23 Apr, 2024
1 min read

Dowladda Nigeria oo oggolaatay talaalka Duumada ee R21.

Dowladda Nigeria ayaa ogolaatay tallaal cusub oo lagula tacaalo cudurka Duumada, oo ay sheegtay saynisyahano ka tirsan jaamacadda Oxford. Talaabadan ayaa timid maalmo kadib, markii Ghana ay noqotay wadankii ugu sawiran ee loo adeegsado talaalka (R21). Madaxa Hay’adda Qaranka ee Maamulka Cuntada iyo Dawooyinka ee dalka Nigeria, Mojisola Adeyeye, ayaa sheegtay in tallaalka loo isticmaalo […]

1 min read

UK oo safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya.

LONDON — Xafiiska Arrimaha Dibedda UK ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Michael Nithavrianakis loo magacaabay safiirka cusub ee dalkaas u qaabilsan Soomaaliya. Michael Nithavrianakis ayaa beddelaya Ms Kate Foster oo xilkan haysay tan iyo bishii Febraayo ee 2021. Mr Nithavrianakis ayaa xilka la wareegay bisha May ee 2023, sida lagu sheegay qoraalka xafiiska […]

1 min read

Safiirka Midowga Yurub oo lagu weeraray gurigiisa Khartuum.

Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Sudan, Aidan O’Hara, ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Khartuum, halkaas oo ay ku dagaallamayaan xooggag iska soo horjeeda. “Dhaawac weyn ma uusan gaarin” diblomaasiga oo u dhashay Ireland, sida uu xaqiijiyay wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaas, Micheál Martin. Wasiirka ayaa weerarka ku tilmaamay mid “si weyn meel […]

1 min read

Xoghayaha guud ee QM oo cambaareeyay dagaalka ka socda Suudaan.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si adag u cambaareeyay dagaallada ka qarxay dalka Suudaan. Wuxuu ugu baaqay militeriga iyo ciidamada RSF inay joojiyaan colaadda isla markaana ay ka shaqeeyaan nabadda iyo inay dib ugu laabtaan wahadallada lagu joojinayo qalalaasaha. Wuxuu intaa ku daray in xaaladda banii’aadanimo ee Suudaan ‘ay markii hore aheyd […]

3 mins read

Beesha caalamka oo dhowr qodob ka dalbatay madaxweyne Muuse Biix.i

Hargeysa — Saxiibada Caalamka ee Soomaaliya oo ka kooban Belgium, Canada, Denmark, Midowga Yurub, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Türkiye, UK iyo Mareykanka ayaa wada-hadal Khadka taleefonka kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Bayaan kasoo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay madaxweyne Muuse Biixi kala hadleen dagaalka magaalada Laascaanood iyo sameynta […]

4 mins read

Baydhabo Janaay, mise Magaaladii dhimashada?

Markaan Caawa dib u fikiray oo qoraalada laga qoray Baydhabo aan fiir fiiriyay waxaa ii soo baxday. Baydhabo, waa Magaalo Barwaaqo ah, Maxaa loogu Bixiyay Magaaladii Geeridda ( the City of Death)? Dhibaatad Baydhabo ka dhacday waa mid Beni Aadamku Gacantiisa ku sameeyay Somali iyo Ajnabi. Waxa la yiraa: Somaliya waxaa Caalamku ku bixiiyay in […]