1 min read

Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay.

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysteen xeebaha dalkeena.