01 May, 2024
1 min read

Deg Deg:Dhul-gariir ka dhacay Jesiirada Sicily ee dalka Talyaaniga.

Xarunta La-socodka Dhul-gariirka ee Europe iyo Badda Mediterranean ayaa soo werisay inuu Dhul-gariir ka dhacay meel ka baxsan Jesiirada Sicily ee dalka Talyaaniga. Dhul-gariirkaasi oo Halbeegiisu ahaa 4.5 Richter Scale ayaa waxa uu dhacay 01:11 daqiiqo ee Saqdii Dhexe ee xalay ee xilliga dalkaasi. Xuddunta Dhul-gariirka ayaa waxa uu ahaa meel 94 KM dhanka W/Bari […]

1 min read

Xaaladda Caafimaad ee madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga deyrinayo.

Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter, oo ah 98-jir ah ayaa laga walaacsan yahay kadib markii laga saaray isbitaalka, isla markaana lagu celiyay gurigiisa, halkaas oo uu ku helayo daryeel caafimaad “waqtigiisa harsan”, sida ay Sabtidii sheegtay xarunta samafalka ee uu aas-aasay ee the Carter Center. Carter, oo ahaa madaxweynaha Mareykanka intii […]

1 min read

Shirka Midowga Afrika oo Diblomaasi Israa’iili ah banaanka loogga saarey .

Muuqaal laga dheehan karo dublamaasi Israa’iil ah oo lagu magacaabo Sharon Bar-li, oo laga soo galbiyay shirka madaxda Midowga Afrika, ayaa ku dhex wareegaya internetka. Wargeyska Times of Israel oo soo xiganaya afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Israa’iil, ayaa ku eedeeyay Koonfur Afrika iyo Aljeeriya inay mas’uul ka yihiin dhacdadan. Muuqaalkan ayaa u muuqda […]

1 min read

Sarkaal ka tirsan Daacish oo la dilay iyo Askar Maraykan oo la dhaawacay

Hawlgal ay iska kaashadeen ciddamo Maraykan ah iyo Maleeshiyada Syrian Democratic Forces (SDF) Maraykanka Taageero ayaa la sheegay in Hawlgal ku dileen  Hoggaamiye Sare oo lagu magacaabo Xama Al-Hosi oo ka tirsan Kooxda Daacish (ISIS). Qoraal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Dhexe ee Maraykanka (The US Central Command) ayaa lagu xaqiijiyey in Hamza Al-Hosi  lagu […]