19 May, 2024
1 min read

Soomaali ka shaqeysa Xarunta Shirkadda Amazon ee Minnesota oo diiday in xarun kale loo wareejiyo.

Soomaali badan oo ka shaqeysa xarun ay leedahay Shirkadda weyn ee Online-ka wax ku iibisa ee Amazon ayaa kahor yimid go’aan maamulka shirkaddaas uu ku gaaray in albaabada la isugu dhufto xafiiska Degmada Shakopee ee Gobolka Minnesota. Maamulka Shirkadda ayaa sheegay in uusan diidaneen shaqada ay u hayaan Dadka Soomaalida ah balse loo wareejinayo xarun […]

1 min read

Shiinaha oo ka jawaabay amar ay dowladda Mareykanka ka soo saartay TikTok.

Shiinaha ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu si xad dhaaf ah uga falceliyay ka dib markii shaqaalaha dowladda Mareykanka lagu amray inay ka saaraan app-ka TikTok taleefannada ay dowladdu bixiso. Isniintii, Aqalka Cad ayaa soo saaray amar uu wakaaladaha dowladda 30 maalmood ku siiyay inay hubiyaan in shaqaaluhu aysan haysan app-ka Shiinaha laga leeyahay ee TikTok. […]

1 min read

Soomaaliya oo codkeeda ka dhiibatay qaraar ku aaddan in Ruushka uu ka baxo Ukraine.

Soomaaliya ayaa codkeeda ka dhiibatay afti laga qaaday dalalka xubnaha ka ah Golaha Qaramada Midoobay oo u codeynayay in Ruushka uu ciidamadiisa kala baxo Ukraine iyo in kale. Si loo ansixiyo qaraarkan waxay dalalku ku kala codeynayeen “Haa” iyo “Maya” halka kuwo kalena ay ka aamuseen. Soomaaliya ayaa ku biirtay 30 dal oo ka tirsan […]

1 min read

Turkiga oo weerar ku dilay maskaxdii ka dambaysay weerarkii Istanbul.

Ankara – Ciidamada dalka Turkiga ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey woqooyiga dalka Syria, waxayna dileen nin lagu eedaynayey inuu ka dambeeyey qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Istanbul, sida ay baahisay warbaahinta Turkigu. Wakaaladda wararka ee Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in hawlgal qorshaysan oo ay Arbacadii fuliyeen ciidamada sirdoonka ee Turkigu inay dileen […]

1 min read

Sirdoonka Kuuriyada Waqooyi oo isku diyaarinaya in ay qarxiyaan bambo nuclear ah.

Hay’adaha sirdoonka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa isku diyaarinayaan in ay fuliyaan tijaabadii toddobaad ee bambooyinka nuclear-ka ah. Kuuriyada Waqooyi ayaa ilaa hadda qarxisay lix bamboo oo nuclear ah oo ay ku tijaabisay xarunteeda ku taalla dhulka hoostiisa. Kuuriyada Koonfureed ayaa baaritaan la xiriira saameynta shucaaca kiimikada ku sameyneysa in ka badan 800 oo qof oo […]

1 min read

Tartanka hubka nukliyeerka oo laga cabsi qabo inuu dib uga curto dunida.

LONDON – Waxaa jirta cabsi badan oo laga qabo tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah oo caalami ah, ka dib markii madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin u uku dhawaaqay toddobaadkan inuu joojinayo heshiiskii u dhexeeyey iyaga iyo Maraykanka ee ku aaddanaa xakamaynta hubka nukliyeerka iyo iska warhaynta labada dal, heshiiskaas oo lagu magcaabo the New START. Heshiiskan […]

1 min read

Militeriga Yahyuda oo duqeeyay marinka Qaza

Israa’iil ayaa saaka duqeymo ka geysatay marinka Qaza kadib markii gantaallo laga soo tuuray dhulka ay Falastiiniyiinta maamuulaan. Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay soo rideen shan ka mid ah gantaallada halka kuw kalena ay ku dhaceen dhul bannaan. Weerarradan ayaa daba socda howlgal dad badan lagu dilay oo Israa’iil ay ka fulisay dhulka la heysto […]