01 May, 2024
1 min read

Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada.

WASHINGTON:- Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo laga soo doorto gobolka Minnesota, ayaa horey xubin uga aheyd guddigan muddadii Congress-kii 116-aad. “Aad ayaan ugu faraxsanahay in asxaabteyda dimoqraadiga ay iigu codeeyaan […]

1 min read

Golaha Sare ee Islaamka dalka Itoobiya oo war ka soo saaray burburinta masaajidada dalkaasi.

Golaha sare ee arrimaha Islaamka ee Itoobiya, ayaa sheegay in 22 masaajid oo ku yaalla maamulka magaalada Sheger ee gobolka Oromada la burburiyay, sababo la xiriira “iyagoo loo dhisay qorshe la’aan iyo sharci la’aan”. Arrintan ayaa laga codsaday gobolka in laga keeno “xal deg deg ah, taasoo ku saabsan dhammaan su’aalaha masaajidada dadka Mslimiinta ah”. […]

1 min read

Madaxweynaha Zambia oo la wareegay xilka Meertada ee Suuqa COMESA.

Madaxweynaha Zambia ayaa dhigiisa Masar kala wareegay Xilka Meertada ee Suuqa Guud ee Bariga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA. Madaxweyne Hakainde Hichilema waxa uu m Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax Elsisi kala wareegay hoggaaminta Madaxda Dowladaha iyo Xukuumadaha ee dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA. Munaasabada Xil-wareejinta ee Qalabka Awoodaha ee Guddoomiyihii hore ee […]

1 min read

Dowladda Sudan oo dalkeeda ka cayrisay sargaal katirsan Qaramada Midoobay. 

Dowladda Dowladda dalka Suudaan, ayaa ku dhawaaqday ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalkaas, Volker Perthes, inay kala noqotay ‘xasaanaddii siyaasadeed ee joogitaanka’, taasoo la macno ah inaysan hadda aqoonsanayn jagada uu uga hayo Qaramada Midoobay dhanka dalka Sudan. Madaxa ciidamada qalabka sida ee Suudaan General Cabdulfataax al-Burhan, ayaa dhawaan ku eedeeyay Perthes inuu hurinayo colaadda […]

1 min read

Shuruud hor leh oo lagu xiray ku biiritaanka Kosovo ee Midawga Yurub iyo NATO.

BELGRADE- Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u jooga Galbeedka Balkans ayaa sheegay Arbacadii, in looga baahan yahay Kosovo inay madaxbanaani dheeraada siiso deegaanada ay ku badan yihiin Seerbiyiinta ee ku yaalla dhinaca woqooyi ee dalkaas, haddii ay rabaan inay u sii dhowaadaan ku biiritaanka isbahaysiga NATO iyo Midawga Yurub. Rabshado ayaa ka dillaacay deegaanada ay […]

1 min read

Gobolka Florida oo muhaajiriinta u tarxiilaya Gobol kale oo Maraykanka ah.

Waaxda Maareynta Degdegga ah ee Gobolka Florida (FDEM) ayaa qiratay door ay ku lahayd laba duulimaad oo maalmihii la soo dhaafay 36 muhaajiriin ah lagu geeyey magaalada Sacramento ee gobolka California. Duulimaadkii ugu horeeyay oo16 tahriibayaal ah wada ayaa magaaladaas gaaray todobaadkii hore, ka dibna diyaarad labaad ayaa Isniintii timid, taas oo ay la socdeen […]

1 min read

Hay’adda MSF oo ka digtay dhibaato caafimaad oo ka dhalan karta Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab.

Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa ka digtay in dhibaato caafimaad oo ballaaran ay qarka u saaran tahay xerada qaxootiga ee Dhadhaab. Hay’adda ayaa sheegtay in xanuunka shuban biyoodka uu bilooyinkii la soo dhaafay faro ba’an ku hayay xeryahaas. Kumannaan qof oo ka soo barakacay Soomaaliya ayaa tan iyo […]