20 Apr, 2024
1 min read

Bankiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Kenya uu si xowli ah u kobci doono.

Nairobi: — Dhaqaalaha Kenya ayaa la filayaa inuu si xowli ah u kobocdo sanadkan, sida uu sheegay Bankiga Adduunka Arbacadii, saadaashaas oo ku qotonta dib u soo kabashada qaybta muhiimka ah ee beeraha. Dhaqaalaha dalka Bariga Afrika waxa uu kobci doonaan 5.0% sannadka 2023″ ayuu Bankiga Adduunku ku sheegay warbixintiisii u dambaysay ee sanadlaha ah […]

1 min read

Mustafe Cagjar oo ku amaanay dawladda Itoobiya inay garab u tahay muslimiin, xilli la duminayo masaajidada Itoobiya.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Cagajar ayaa sida tan bartiisa Faceboogga kusoo qoray sida tan”Taariikhda Itoobiya dawlad Muslimiinta dalku ay ka heleen xorriyadda diimeed, xuquuqaha siyaasadeed, muujinta(shacaacirta) diintooda inta ay ka heleen Dawladda uu Hoggaamiyo RW Abiy Ahmed iyo Xisbiga Barwaaqo ma jirto. Way haboon tahay in laga gilgisho wixii dhibaatooyin ah […]

1 min read

Kenya oo malaayiin lacag ah ku bixineysa la-dagaallanka Al-Shabaab.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay in kowda bish soo socota ee July dib loo furi doono xarunta qaadashada baasaboorka Kenya ee ku taalla magaalada Gaarisa. Kenya ayaa degaano katirsan waxaa dhowr jeer weeraro khasaaro geystay ka fuliyay […]

1 min read

Madaxweyne Erdogan oo loo dhaariyay xilka madaxweynanimada.

Madaxweyne Erdogaan ayaa lagu dhaariyay Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Turkiga, waxaana lagu wadaa in maqribnimada lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada. Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdoğan ayaa maantay lagu hor dhaariyay Baarlamaanka Turkiga, wuxaan u bilaabantay markii saddexaad ee Madaxweynenimada. Erdogan ayaa markii ugu horeysay warqadda ogolaanshaha ka qaatay Guddoomiyaha KMG ah ee […]

1 min read

Mareykanka oo doonaya inuu hagaajiyo xiriirka kala dhexeeya Sacuudiga.

Xoghayaha Arrimha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa booqan doona Boqortooyada Sacuudiga toddobaadka soo socda, si uu wadahadallo ku saabsan arrimaha ammaanka iyo dhaqaalaha ula yeesho madaxda dalkaas, sida ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jimcihii sheegtay. Washington ayaa dooneyso inay dib u hagaajiso xiriirka ay la leedahay shirkadda ugu weyn ee dhoofisa shidaalka. Safarka Xoghayaha Arrimaha Dibedda […]