29 Apr, 2024
5 mins read

Tartanka koobka Adduunka: Xulka Soomaaliya iyo shan dal oo ay isku beegmayaan.

Xulka Kubadda Cagta Qaranka ee Soomaaliya ayaa ku jira diyaar garow iyo tababar xoog badan si ay isugu diyaariyaan ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee 2026 ka dhacaya Qaaradda Woqooyiga Ameerika. Kooxaha Qaramada Afrika ayaa bisha Nofeembar ee sannadkan bilaabi doona tartanka isreebreebka koobka aduunka, halkaas oo kuwa soo baxa ay u socdaali doonaan Maraykanka, Canada […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka codsatay QM in dib loo dhigo Waqtiga ka bixitaanka ciidamada Atmis ee Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa dooneysa dib u dhac ku yimaada ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. Soomaaliya waxay ka codsaday QM in ay dib u dhigaan muddo saddex bilood ah wejiga xiga ee bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS). Wakaaladda wararka ee AFP ayaa ka soo xigatay warqad […]

1 min read

Jaajuus Itoobiyaan ah oo la qabtay.

Nin u dhashay dalka Itoobiya oo ka howlgala waaxda cadaaladda iyo arrimaha dibedda Mareykanka ayaa la xiray, waxaana lagu eedeeyay inuu xogo sir ah si hoose ugu gudbinayay dalka Itoobiya. Abraham Teklu Lemma oo 50 sano jir ah, ayaa lagu eedeeyay inuu xogaha sirta ah tan iyo bishii August u gudbinayay sarkaal lala xiriirinayo sirdoonka […]

1 min read

Turkiga oo mamnuucis ku soo rogay khamriga iyo sigaarka

Waxaa la kordhiyay tirada goobaha hore looga mamnuucay in lagu iibiyo khamriga iyo xashiiska ee dalka Turkiga. Iibinta khamriga iyo xashiiska ayaa waxaa laga mamnuucay goobaha sida xarumaha caafimaadka, waxbarashada, tababarka, dhaqanka iyo isboortiga, goobaha dadweynaha iyo goobaha nasiinada. Dhowr todobaad oo la soo dhaafay, dowladda ayaa laamaha amniga awood u siisay xakameynta khamriga lagu […]

1 min read

Guddoomiyaha G/Banaadir oo gaaray deegaanka Daaru-nicma ee Gobolka Sh/Dhexe

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray Deegaanka Daaru-nicma ee Gobalka Shabeelaha Dhexe,halkaasi oo loogu soo dhoweeyay si diiran. Guddoomiyaha ayaa goob fagaara ah kula hadlay ciidanka qaranka iyo dadka deegaankaasi,isagoo ku dhiirgaliyay sida naf hornimada leh ee ay had iyo jeer […]

1 min read

Madaxweynaha Ukrine oo helay $128m xilli uu booqday Mareykanka

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa booqashadiisii labaad ku tagay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, tan iyo markii ciidamada Ruushka ay duullaan ballaaran ku qaadeen dalka Ukrine. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo  Khamiistii isaga iyo golahiisa wasiirada la kulmay Madaxweynaha Ukrine ayaa ku dhawaaqay  ama iftiimiyay kaalmo cusub oo militari, oo ku kacaysa $128m. Kaalmada mileteri […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xildhibaanno,siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka. Kulankaaasi waxaa dhinacyada ka qeybgalay ay ka arrinsadeen dardar galinta dagaalka Khawaarijta,iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh   oo ka hadlay kulankaasi uu xaqiijiyay sida […]

1 min read

RW Xamse oo la kulmay Madaxweynaha Comoros iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Sacuudiga,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Comoros, Mudane Azali Assoumani. Labada mas’uul waxa ay isla soo qaadeen iskaashiga iyo wax wada-qabsiga labada dal iyo sidii ay wadajir uga wada shaqeyn lahaayeen xal u helidda dhibaatooyinka soo wajaha dalalka qaaradda Afrika ee […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 375 =Sidee la isku aaminaa? Haddii kii Maanta ku koolkoolinayay uu berri ku karkarinayo=

1. Somalidu waxa ay tiraa: ina waleeys wixii uu ku koro ayuu ku weynaadaa. Waxaa kale oo la yiraa: Man Shaba Calaa sheyin, Shaaba Caleeyhi. F.S: (1-4aad. ( Ka fikir Caruurtaada Barbaarintooda, waxa ay kaaga daysanayaan hab dhaqankaaga) 2. Gabar ayaa u tagtay Nin faaliye ah. Waxa uuna ku yiri: Saaxiibkaa kaligii aad u daryeel, […]

1 min read

Tijaabada tallaalka HIV oo ka bilaabanaysa Koonfur Afrika

Koonfur Afrika iyo Maraykanka ayaa bilaabaya tijaabinta tallaal cusub oo ka hortag u ah HIV ah waxayna bilaabeen in ay isdiiwaangeliyaan ka qaybgalayaasha si ay uga qayb qaataan tijaabadan. Sida laga soo xigtay hay’adda cilmi-baarista dawladda Maraykanka ee Machadka Qaranka ee Caafimaadka (NIH), tallaalka, oo loo yaqaan VIR-1388, ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo unugyada […]