September 3, 2023
Arsenal oo Guul Ka Gaartay Man United Ciyaar ku soo dhamaatay 3 iyo 1.
Arsenal ayaa watqigii geerida ee waqtigii dheeriga ciyaarta waxay guul ka gaareen Man United oo ay sedex gool iyo hal ku garaaceen. Sheekada qeybta hore : Arsenal iyo United ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac min hal gool ah xilli Arteta ku wacnaayeen ku dhiirashada weeerarka. Arsenal waxaa ay ka sheeganayeen qasaarinta fursado iyo […]
Prof. Yaxye Amir : Maalintii iigu horeysay Dugsiga Hoose.+Video
Waxaan u tagay Aabe oo Joogay Makhaaydii uu ku lahaa Masagawaay oo isaga oo dhaliyaraa uu furtay, waxaa lagu iibi jiray Shaah iyo Rooti oo kaliya. Waxa uu igu yiri: waan kuu ogolahay ee Hooyo u tag. Hooyo ayaan u tagay, waxa ay iibisay Macawis waa igu weyneed, Laba ayaa loo kala jaray. Qeyb aan […]
Islamic Relief oo sheegtay in in ka badan 4.3 milyan oo qof ay ku barakacsan yihiin gudaha Soomaaliya.
Rubuc ka mid ah dadka ku nool Soomaaliya ayaa hadda ku barakacay abaaro iyo colaado, iyadoo dhibaatada barakaca ee dalka ay gaartay heerkii ugu sarreeyay, sida ay sheegtay hay’ad samafal oo fadhigeedu yahay UK. Islamic Relief ayaa warbixinteedii ugu dambeysay, oo la sii daayay galabnimadii Arbacada ku sheegtay in in ka badan 4.3 milyan oo […]
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab aargoosi ahasn u dileen maxaabiis ay gacanta ku hayeen.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal duqeyn xagga cirka ah oo shalay lagu qaaday saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Dumaaye ay ku xirnaayeen maxaabiis ay gacanta ku hayeen Al-shabaab. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxayay dhimashada maxaabiistaasi iyagoo waxa sababay dilkooda aysan caddeyn. Duqeyntan oo ay gaysatay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa shalay […]
Xafiiska xeer ilaalinta oo dacwado kusoo oogay mas’uuliyiin dhammaantood dalka ka maqan.
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay Eedda saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda. Waa koox cusub oo dhammaantood maqanayaal ah oo lagu soo oogay dacwad musuq maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada dhowr ah qof oo […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Maxaas :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, […]
Warar is khilaafsan oo ka soo baxaya dad ku dhintay duqeyn xagga cirka ah oo shalay lagu qaaday aagga Xarardheere
Duqeyn xagga cirka ah oo Sabtidii lagu qaaday xarun Al-Shabaab ay ku lahaayeen gobolka Mudug ayey wararku sheegayaan in koox maxaabiis ah oo halkaas ku xirnayd uu soo gaaray khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Odayaal ehel la ah maxaabiista dhibtu gaartay ayaa BBC-da u sheegay in 5 kamid ah dadkii halkaas kooxdu ku haysatay ay […]
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Baaydhabo :-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens. Kulanka oo ay ka qeybgaleen Xubnno ka tirsan Golaha Wasiirada maamulka ayaa la isaga Xog-Waraystay Sidii loo Xoojin lahaa Wadashaqaynta maamulka iyo Hay’adda UNDP.
Ma ku soo bilaaban doonaa Harry Maguire kulanka caawa Arsenal iyo Manchester United?
Waxa caawa kulan adag ku balansan labada kooxood ee Arsenal iyo Manchester United, waxana durba la is waydiinaya mar haddii uu kooxda Man United ka maqan yahay Rafael Varane oo dhaawac qaba, suurtagalnimada in daafaca dhexe ee kooxda lagu soo bilaabo Harry Maguire. Victor Lindelof ayaa badalka ka soo kacay ciyaartii Nottingham Forest kaddib markii […]
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha.
Muqdisho :-Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku howlan dakhli soo saarka iyo uruurinta cashuuraha. Wasiirka Maaliyadda ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Faysal Maxamed Xaashi iyo Agaasimaha Waaxda Cashuuuraha Barriga Cabdulaahi Nuur Shirboow. […]