1 min read

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

Baaydhabo :-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Xubnno ka tirsan Golaha Wasiirada maamulka ayaa la isaga Xog-Waraystay Sidii loo Xoojin lahaa Wadashaqaynta maamulka iyo Hay’adda UNDP.