September 3, 2023
President Hassan receives UN Under-Secretary-General to discuss security issues.
Mogadishu :– The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud received the Under-Secretary-General of the United Nations, Mr. Atul Khare who is on a working visit to Somalia. They discussed matters pertaining to the ongoing military offensive against the terrorists, ATMIS troop drawdown, and UNSOS’ post-ATMIS support to Somalia.
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka.
Muqdisho :-Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada Qaranka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah kawaarijta. Maxamed Mursal ayaa sheegay in la joogo dhammaadkii khawaarijta sida wadajir ahna lagu dhamaystiri karo,dhammaana shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in aan […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariisin ka dhiganaya Maxaas si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Warrarka inaga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay socoto qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta lagu wado in uu gaaro. Shalay waxa tagay Maxaas xubno ay kamid ahaayeen Wasiirka Batrooka ee Dawladda Federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka iyo Gudoomiyihii hore ee […]
Duufaanta ku soo fool leh Taiwan oo qasabtay in kumannaan qof guryahooda laga saaro
Duulimaadyada gudaha ayaa la baajiyay, iyadoo ku dhawaad sedex kun oo qof laga saaray guryahooda xili la filayo in dalkaas ay ku dhufato maanta oo Axada duufaanta Haikui oo wadata roobbab mahiigaana iyo dabeylo xoog leh jasiiradaha Koonfurta iyo kuwa Bariga. Duufaanka Haikui ayaa la filayaa inay sidoo kale keento dhul go’ ka dhaca dhulka […]
Ronaldo oo sheegay inuu dhaliyay goolkiisii 850 ciyaarihiisa rasmiga ah ee uu ciyaaray.
Ronaldo ayaa xalay gool ka dhaliyay ciyaartii kooxdiisa Al-nasar la ciyaartay kooxda Al-xasmi oo ay uga badisay 5-1. Ciyaaryahanka reer Burtuqal ee 38 jirka ah ayaa goolkiisii lixaad dhaliyay afartii kulan ee ugu dambeysay ee uu ciyaaray horyaalka Sucuudiga. Ronaldo ayaa dhaliyay 26 gool, 30 kulan oo uu dheelay tan iyo markii uu ka soo […]
Guddoomiye Madaale: Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in dalkaan laga sifeeyo
Muqdisho :-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta ayaa sheegay in dhammaan shacabka gobolka Banaadir looga baahanyahay in ay si wadajir ah uga qeyb galaan dagaalka ka dhanka ah khawaarijta. “Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in […]
Shaqaalaha doorashada ee Maraykanka oo la kulmaya hanjabaado dil ah
WASHINGTON — In ka badan toban qof ayaa guud ahaan dalka Maraykanka waxaa lagu soo oogay dacwado la xiriira, inay u hanjabeen qaar ka mida shaqaalaha doorashada. Shaqaalaha dawladda ayaa inta badan xilliyada doorashooyinka waxay la kulmaan hanjabaado kala duwan. Xoghayayaasha gobollada iyo khubarada kale ayaa iyagu arrintan ka digaya. Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald […]