20 Sep, 2025
1 min read

Hogaamiyaha Khaatumo oo dadka ugu baaqay inaysan ku soo laaban Laascanood.

Hogaamiyaha Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa ka hadlay dad uu ku sheegay in ay ku xoomeen dhulka Goojacade iyagoo doonayo inay dhul ka qabsadaan. Hadalkan ayuu ka sheegay khudbada saaladda jimcaha oo uu kula tukaday dadweynaha Laascanood. Mudane Cabdiqaadir oo arrimahaas ka hadlayay ayaa yiri, “waxaa soo baxay dad badan oo ku dareeray […]

1 min read

Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato.

Waxaa maanta oo Jimca ah lagu wadaa inuu soo xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilli ciyaareedkan, kaas oo laga diiwaan geliyay rikoor gaar ahaan horyaalka premier league-a, oo lacago badan ku iibsaday ciyaartooy kala duwan. Xiliyo kala duwan ayuu suuqa soo xirmi doonaa. Suuqa horyaalka Ingiriiska ee Premier League-a ayaa xirmi doona caawa 11-ka […]

1 min read

Safiirada Soomaaliya iyo Talyaaniga ee Ethiopia oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan muhiim u ah horumarka Qaranka Soomaaliyeed waxa uu Magaalada Addis Ababa kula yeeshay dhiggiisa Amb. Agostino Palese oo ah safiirka Talyaaniga ee Ethiopia. Danjire Warfaa ayaa dhiggiisa Talyaaniga la wadaagay horumarada hana qaaday ee ay ku guulaysattay Dawladda Soomaaliya,gaar ahaan arrimaha la xiriira […]

1 min read

Cumar Cabdirashiid: Waa in aan dowladda ku taageerno ciribtirka Al-Shabaab.

MUQDISHO:- Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Guddida Fulinta ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage (HIPS), waxaa agaasimaha cusub ee Heritage loo magacaabay Mursal Maxamuud Saney oo hore u ahaa agaasime ku xigeenka Machadka. “Ka dib, qiimayn ballaadhan oo gudo iyo dibadba leh, waxa ay guddida fulintu si wada jir ah u go’aansadeen in ay […]

1 min read

Taliban oo saxeexday qandaraasyo ku kacaya balaayiin dollar.

ISLAMABAD – Xukuumadda Taliban ee ka talisa Afghanistan ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay heshiisyo ku kacaya illaa $6.5 billion oo dollar ay la galeen shirkado ka kala socda dalalka Shiinaha, Iran, Turkiga iyo Britian. Shahabuddin Dilawar oo ah wasiirka macdanta iyo batroolka ee Taliban ayaa sheegay inay toddobada qandaraas ee ay bixiyeen ay ku saabsan […]

1 min read

Trump oo sheegay inaanu gelin wax dembi ah oo la xiriira ‘farogelinta doorashada gobolka Georgia’.

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Khamiistii sheegay inaanu wax dembiya gelin, oo la xiriira eedaha ay ku soo oogeen masuuliyiinta gobolka Goergia. Eedahaas oo ku saabsan inuu si sharci darro ah isugu dayay inuu hor istaago natiijadii doorashada madaxtinimada ee sannadkii 2020, taas oo uu ku guuldaraystay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka […]